{"id":146084,"date":"2020-05-27T23:42:38","date_gmt":"2020-05-27T20:42:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146084"},"modified":"2020-05-27T23:42:38","modified_gmt":"2020-05-27T20:42:38","slug":"dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/","title":{"rendered":"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ahaa in qalabkii caafimaadka ee loogu deeqay Soomaaliya si looga hortago Coronavirus suuqyada lagu iibiyo.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi oo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay qalabkaas ay u isticmaalaan sidii loogu tala galay ka wasaarad ahaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in xaaladaha caafimaad ee haatan dalka ka jira aysan aheyn kuwo ku haboon in la siyaasadeeyo, isla markaana agabkii ay dowladuhu ku caawiyeen loo qeybiyay gobollada dalka.<\/p>\n<p>\u201cDowladda federaalka arrinta COVID-19 sharciga uga yaalla waa wax aan la siyaasadeyn oo aysan aheyn arrin la siyaasadeyn karo, waana dhib aduunyada ku wada hadsaday, waan sii dadaaleynaa waana la tacaaleynaa qof kasta oo uu soo rito,\u201d ayuu yiri Maxamed Saciid.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii watay ayuu yiri, \u201cIllaa hadda qalabka caafimaad ee nasoo gaaray waa mid aad u yar, waxaana gaarsiinay gobollada meelihii ugu darnaa, arrimaha siyaasadana siima dhex geli karo iyo waxaana la sheegayo, laakiin anaga waajibkenu waa inaan dalka wada gaarsiino adeeg caafimaad inta tabarteen ah.\u201d<\/p>\n<p>\u201cKa wasaarad ahaan weli ma aanaan arkin qalab caafimaad oo lagu iibinayo suuqyada, mana garan karno meel laga keenay warkaas\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu si daran ugu faafay dalka, isla markaana ka wasaarad ahaan aysan u tag heyn, balse ay dadaalayaan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-146084-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DF-oo-jawaab-ka-bixisay-xatooyadii-uu-ku-eedeeyey-Sheekh-Shariif.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DF-oo-jawaab-ka-bixisay-xatooyadii-uu-ku-eedeeyey-Sheekh-Shariif.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DF-oo-jawaab-ka-bixisay-xatooyadii-uu-ku-eedeeyey-Sheekh-Shariif.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ahaa in qalabkii caafimaadka ee loogu deeqay Soomaaliya si looga hortago Coronavirus suuqyada lagu iibiyo. Wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi oo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay qalabkaas ay u isticmaalaan sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146086,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ahaa in qalabkii caafimaadka ee loogu deeqay Soomaaliya si looga hortago Coronavirus suuqyada lagu iibiyo. Wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi oo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay qalabkaas ay u isticmaalaan sidii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-27T20:42:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/\",\"name\":\"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-27T20:42:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg\",\"width\":960,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon","og_description":"Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, kaas oo ahaa in qalabkii caafimaadka ee loogu deeqay Soomaaliya si looga hortago Coronavirus suuqyada lagu iibiyo. Wasiir ku xigeenka caafimaadka Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi oo wareysi siiyey Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay qalabkaas ay u isticmaalaan sidii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-27T20:42:38+00:00","og_image":[{"width":960,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/","name":"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg","datePublished":"2020-05-27T20:42:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmajo.jpg","width":960,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-df-oo-ujawaabtay-sheekh-shariif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso DF oo ujawaabtay Sheekh Shariif"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146084"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146087,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146084\/revisions\/146087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146086"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}