{"id":146163,"date":"2020-05-29T00:43:13","date_gmt":"2020-05-28T21:43:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146163"},"modified":"2020-05-29T00:43:13","modified_gmt":"2020-05-28T21:43:13","slug":"daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/","title":{"rendered":"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta wariyayaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland &amp; kuxigeenkiisa, isagoo sheegay in uu la safan yahay Madaxweynaha Deni.<br \/>\nWaraabe oo inta badan ka hadla arrimaha siyaasadda ee Somaliland kala dhaxeeya dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey in ay faragalin ku hayso arrimaha gudaha ee Somaliland, wuxuuna si lamid ah sidii todobaadkan Madaxweynaha Puntland u sheegay warbaahinta uu sheegay in ay DFS faragalin kuhayso Somaliland.<br \/>\nMr, Waraabe ayaa mar uu ka hadlayay khilaafka u dhaxeeya madaxda Puntland, wuxuu sheegay in Siciid Deni looga baahan yahay in uu soo eryo Axmed Karaash, isagoo sheegay in ay dhankooda soo eryi doonaan Baashe Max\u2019ed Faarax oo ah gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland.<br \/>\nFaysal Cali Waraabe ayaa yidhi: \u201cMadaxwayne Deni hasoo eryo Axmed Karaash waxa uu la mid yahay Baashehan na dhex fadhiya\u201dtaas oo muujinaysa in ay labada dhinacba hadda isku aragti isku dhaw qabaan, gaar ahaana Madaxtooyada Puntland &amp; Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dACLUkUieo0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta wariyayaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland &amp; kuxigeenkiisa, isagoo sheegay in uu la safan yahay Madaxweynaha Deni. Waraabe oo inta badan ka hadla arrimaha siyaasadda ee Somaliland kala dhaxeeya dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146164,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta wariyayaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland &amp; kuxigeenkiisa, isagoo sheegay in uu la safan yahay Madaxweynaha Deni. Waraabe oo inta badan ka hadla arrimaha siyaasadda ee Somaliland kala dhaxeeya dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-28T21:43:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"618\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"421\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/\",\"name\":\"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png\",\"datePublished\":\"2020-05-28T21:43:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png\",\"width\":618,\"height\":421},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta wariyayaasha kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland &amp; kuxigeenkiisa, isagoo sheegay in uu la safan yahay Madaxweynaha Deni. Waraabe oo inta badan ka hadla arrimaha siyaasadda ee Somaliland kala dhaxeeya dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-28T21:43:13+00:00","og_image":[{"width":618,"height":421,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/","name":"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png","datePublished":"2020-05-28T21:43:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-86.png","width":618,"height":421},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faysal-cali-waraabe-oo-ugu-baaqay-siciid-deni-in-uu-eryo-axmed-karaash\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Faysal Cali Waraabe oo ugu baaqay Siciid Deni in uu eryo Axmed Karaash"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146163"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146165,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146163\/revisions\/146165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146164"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}