{"id":146166,"date":"2020-05-29T00:50:56","date_gmt":"2020-05-28T21:50:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146166"},"modified":"2020-05-29T00:50:56","modified_gmt":"2020-05-28T21:50:56","slug":"ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/","title":{"rendered":"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146167\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidamada maamulkaasi oo horey u dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Marxuum Xasan Shire Ammaan.<\/p>\n<p>Dilkan sargaalkan oo dhacay 7 bishii December Sanadkii 2015ki ayaa waxaa geestay askari lagu magacaabayay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale , waxaana la sheegay in dilkaasi salka ku hayay muran labada nin dhax maray.<\/p>\n<p>Fagaare kuyaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa xukunka dilka ah lagula fuliyay askariga gacan ku dhiiglaha ah, waxaana goobjoog ka ahaa toogashada Guddoomiyaha maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Goboleedka Puntland ayaa sidoo kale Go\u2019aamisay in diyo ahaan loo siiso askariga dilka maanta lagu fuliyay 67 neef oo geel ah oo ah dhaawacyo soo gaaray markii la soo qabanayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidamada maamulkaasi oo horey u dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Marxuum Xasan Shire Ammaan. Dilkan sargaalkan oo dhacay 7 bishii December Sanadkii 2015ki ayaa waxaa geestay askari lagu magacaabayay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale , waxaana la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146167,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidamada maamulkaasi oo horey u dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Marxuum Xasan Shire Ammaan. Dilkan sargaalkan oo dhacay 7 bishii December Sanadkii 2015ki ayaa waxaa geestay askari lagu magacaabayay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale , waxaana la sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-28T21:50:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/\",\"name\":\"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-28T21:50:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa ciidamada maamulkaasi oo horey u dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Marxuum Xasan Shire Ammaan. Dilkan sargaalkan oo dhacay 7 bishii December Sanadkii 2015ki ayaa waxaa geestay askari lagu magacaabayay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale , waxaana la sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-28T21:50:56+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/","name":"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg","datePublished":"2020-05-28T21:50:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-5.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-taliyihii-ilalaada-garoonka-diyaaradaha-boosaaso-oo-latoogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii dilay Taliyihii Ilalaada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146166"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146166"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146168,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146166\/revisions\/146168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146167"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}