{"id":146169,"date":"2020-05-29T00:55:09","date_gmt":"2020-05-28T21:55:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146169"},"modified":"2020-05-29T00:55:09","modified_gmt":"2020-05-28T21:55:09","slug":"ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146171\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg 580w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan-181x300.jpg 181w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan-254x420.jpg 254w\" sizes=\"(max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n<p>Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa barqadii maanta Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud iyo nin la sheegay in uu ilaalo u ahaa Ugaaska.<\/p>\n<p>Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ugaaska oo caan ka ahaa Degmada Yaqshiid iyo ninka ilaalada u ahaa lagu dilay maqaayad shaaha laga cabo oo kutaala Agagaarka Masaajidka Xaaji Cabdi Indhooy ee Xaafada Suuq Bacaad.<\/p>\n<p>Ragii hubeesnaa ee dilka geestay oo la sheegay in ay ahaayeen dhalinyaro ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday, waxaana maqaayada lagu dilay Ugaas Xuseen Maxamed iyo ninka la socday ka kala cararay dadkii kale ee ku sugnaa.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska saldhiga Yaqshiid ayaa dilka kadib goobta soo gaaray, mana ku guuleesan ciidamada booliiska in ay gacanta kusoo dhigeen dableydii ka dambeesay dilka ka dhacay xaafada Suuq Bacaad.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Yaqshiid iyo taliska booliiska gobolka Banaadir ayaan wali ka hadlin nabadoonkan maanta lagu dilay magaalada Muqdisho, mana jirto ilaa hada cid sheegatay masuuliyada dilkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa barqadii maanta Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud iyo nin la sheegay in uu ilaalo u ahaa Ugaaska. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ugaaska oo caan ka ahaa Degmada Yaqshiid iyo ninka ilaalada u ahaa lagu dilay maqaayad shaaha laga cabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146171,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146169","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa barqadii maanta Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud iyo nin la sheegay in uu ilaalo u ahaa Ugaaska. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ugaaska oo caan ka ahaa Degmada Yaqshiid iyo ninka ilaalada u ahaa lagu dilay maqaayad shaaha laga cabo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-28T21:55:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-28T21:55:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg\",\"width\":580,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa barqadii maanta Xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaqshiid waxa ay ku dileen Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud iyo nin la sheegay in uu ilaalo u ahaa Ugaaska. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Ugaaska oo caan ka ahaa Degmada Yaqshiid iyo ninka ilaalada u ahaa lagu dilay maqaayad shaaha laga cabo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-28T21:55:09+00:00","og_image":[{"width":580,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","name":"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg","datePublished":"2020-05-28T21:55:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ugas-xasan.jpg","width":580,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-xuseen-maxamed-daauud-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaas Xuseen Maxamed Daa\u2019uud oo lagu dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146169"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146172,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146169\/revisions\/146172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146171"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}