{"id":146182,"date":"2020-05-30T00:09:23","date_gmt":"2020-05-29T21:09:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146182"},"modified":"2020-05-30T00:09:23","modified_gmt":"2020-05-29T21:09:23","slug":"twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/","title":{"rendered":"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146183\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa sii xoogeesaneysa khilaafka u dhaxeeya Shirkada Twitterka iyo Madaxweynaha Mareykanka , waxaana talaabadii ugu dambeesay Twitterka qaaday ku qarisay qoraal uu Trump soo dhigay bartaasi uu uga hadlayay rabshadaha ka socda magaalada Minnepolis.<\/p>\n<p>Twitterka ayaa dadka ka qarisay in ay arkaan qoraal uu Madaxweyne Trump uu soo dhigay barta uu leeyahay, waxa ayna shirkada qoraalka Madaxweynaha ku bedeshay digniin ah in aan la aqrin karin.<\/p>\n<p>Shirkadda Twitter ayaa ku eedeeysay madaxweyne Trump inuu horseedayay kicinta rabshado , waxa ayna tilmaantay in qoraalka Trump uu soo dhigay halkaasi ee qariyeen uu jebinayay shuruucdeeda isla markaana ay meesha ka saartay si aanan loo akhrin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa ku eedeeyay koox tuugo ah inay dab qabadsiiyeen saldhig boolis oo kuyaala magaalada Minneapolis, waxa uu sidoo kale duqa magaaladaasi ku tilmaamay mid tabar daran oon waxbo qaban karin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii xoogeesaneysa khilaafka u dhaxeeya Shirkada Twitterka iyo Madaxweynaha Mareykanka , waxaana talaabadii ugu dambeesay Twitterka qaaday ku qarisay qoraal uu Trump soo dhigay bartaasi uu uga hadlayay rabshadaha ka socda magaalada Minnepolis. Twitterka ayaa dadka ka qarisay in ay arkaan qoraal uu Madaxweyne Trump uu soo dhigay barta uu leeyahay, waxa ayna shirkada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146183,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146182","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa sii xoogeesaneysa khilaafka u dhaxeeya Shirkada Twitterka iyo Madaxweynaha Mareykanka , waxaana talaabadii ugu dambeesay Twitterka qaaday ku qarisay qoraal uu Trump soo dhigay bartaasi uu uga hadlayay rabshadaha ka socda magaalada Minnepolis. Twitterka ayaa dadka ka qarisay in ay arkaan qoraal uu Madaxweyne Trump uu soo dhigay barta uu leeyahay, waxa ayna shirkada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-29T21:09:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/\",\"name\":\"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-29T21:09:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg\",\"width\":624,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon","og_description":"Waxaa sii xoogeesaneysa khilaafka u dhaxeeya Shirkada Twitterka iyo Madaxweynaha Mareykanka , waxaana talaabadii ugu dambeesay Twitterka qaaday ku qarisay qoraal uu Trump soo dhigay bartaasi uu uga hadlayay rabshadaha ka socda magaalada Minnepolis. Twitterka ayaa dadka ka qarisay in ay arkaan qoraal uu Madaxweyne Trump uu soo dhigay barta uu leeyahay, waxa ayna shirkada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-29T21:09:23+00:00","og_image":[{"width":624,"height":350,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/","name":"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg","datePublished":"2020-05-29T21:09:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/trump-1.jpg","width":624,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/twitterka-oo-qariyay-qoraal-uu-trump-soo-dhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Twitterka oo qariyay qoraal uu Trump soo dhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146182"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146184,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146182\/revisions\/146184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}