{"id":146234,"date":"2020-05-30T23:38:15","date_gmt":"2020-05-30T20:38:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146234"},"modified":"2020-05-30T23:38:15","modified_gmt":"2020-05-30T20:38:15","slug":"farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/","title":{"rendered":"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ilaa hadda ka hadlin dilkii foosha xumaa ee maalmo ka hor ka dhacay degaanka Golaley ee degmada Balcad, kaasi oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro oo ahaa aqoonyahano xirfadleyaal caafimaad ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ku sugan Muqdisho islamarkaana ay gaartay xasuuqii dhacay, ayaa ilaa hadda dareenkiisa la wadaagin shacabka waxaana soo baxaya eedeymo loo jeedinayo.<\/p>\n<p>Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si deg deg ah uga tacsiyeeyo dhibaatooyinka soo gaara dalalka kale muwaadiniintooda ayaa wax culeys ah ka soo qaadin dil wadareedkii dhacay, kaas oo loo geystay dhalinyaro Jaamiciyiin xirfadleyaal caafimaad ahaa.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha oo ka tacsiyeen jiray shil diyaaradeed iyo dad badda kaga dhintay dowlado shishiye ilaa hadda kama uusan hadlin dhaqaatiirtii la laayay,\u201d ayuu yiri Cabdi Axmed Xuseen oo ka mid ah aqoonyahanada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxay ku tuseysa qalbi iyo damqasho la\u2019aanta madaxweynaha, iyo sida agtiisa aysan qiimo uga lahayn dhiigga shacabka Soomaaliyeed, waayo dilkan ma ahan dil caadi ah, wuxuu ahaa dad bulshada qiimo weyn ugu fadhiyey oo la xasuuqay\u201d ayuu yiri Cabdi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa macquul ah in haddii dhibku ka dhici lahaa gobollada kale ee Soomaaliya qaarkood uu madaxweynaha deg deg uga falcelin lahaa.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Ururada Bulshada Rayidka ee gobalka Banaadir ayaa Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul ku eedeeyay in aysan bulshada la wadaagin dareenkooda ku aadan musiibadii Balcad.<\/p>\n<p>\u201cWaa wax laga xumaado in Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul wasaaraha ilaa hadda ka hadlin musiibadii Golaley ee degmada Balcad,\u201d ayuu yiri Cusmaan Muxudiin Shaatax oo ah guddoomiyaha ururada Bulshada Rayidka oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Caasimada Online oo saraakiisha Villa Somalia wax ka weydiisay sababta madaxweynaha arrintan uga hadli la\u2019yahay iyo eedeymaha loo jeediyey, waa ay ka gaabsadeen inay jawaab ka bixiyaan.<\/p>\n<p>Guddiyo ka kala socda dowladda Somalia iyo maamulka HirShabelle ayaa caawa ku hoyana degaanka Golaley waxaana la sheegay in ay maanta la kulmeen dadka degaanka. Golaley waxaa dul hoganaya murugo iyo uur ku taalo xanuun badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ilaa hadda ka hadlin dilkii foosha xumaa ee maalmo ka hor ka dhacay degaanka Golaley ee degmada Balcad, kaasi oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro oo ahaa aqoonyahano xirfadleyaal caafimaad ah. Madaxweynaha oo ku sugan Muqdisho islamarkaana ay gaartay xasuuqii dhacay, ayaa ilaa hadda dareenkiisa la wadaagin shacabka waxaana soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146235,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ilaa hadda ka hadlin dilkii foosha xumaa ee maalmo ka hor ka dhacay degaanka Golaley ee degmada Balcad, kaasi oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro oo ahaa aqoonyahano xirfadleyaal caafimaad ah. Madaxweynaha oo ku sugan Muqdisho islamarkaana ay gaartay xasuuqii dhacay, ayaa ilaa hadda dareenkiisa la wadaagin shacabka waxaana soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-30T20:38:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/\",\"name\":\"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-30T20:38:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ilaa hadda ka hadlin dilkii foosha xumaa ee maalmo ka hor ka dhacay degaanka Golaley ee degmada Balcad, kaasi oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro oo ahaa aqoonyahano xirfadleyaal caafimaad ah. Madaxweynaha oo ku sugan Muqdisho islamarkaana ay gaartay xasuuqii dhacay, ayaa ilaa hadda dareenkiisa la wadaagin shacabka waxaana soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-30T20:38:15+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/","name":"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2020-05-30T20:38:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Farmaajo.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oon-weli-katacsiyayn-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oon weli katacsiyayn xasuuqii Gololey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146234"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146236,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146234\/revisions\/146236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146235"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}