{"id":146237,"date":"2020-05-30T23:41:20","date_gmt":"2020-05-30T20:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146237"},"modified":"2020-05-30T23:41:20","modified_gmt":"2020-05-30T20:41:20","slug":"daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/","title":{"rendered":"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil wadareedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Gololey ee hoostaga dagmada Balcad ee gobolka, oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro ah.<\/p>\n<p>Sideedda qof ayaa ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dadka deegaanka loogu gar-gaarayay siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana illaaa hadda la ogeyn cidda dilka fulisay.<\/p>\n<p>Muuse Suudi wuxuu aaminsan yahay in wadar ahaan dadkii ku dhintay oo isku hal qoys ahaa ay jiraan dad ka dambeeya dhibaatada loo wada geystay, sidoo kalana wuxuu qiray inuu la xiriiray taliyaha booliska dagmada Balcaad, taliyaha nabad sugidda iyo xildhibaan deegaanka ah oo ku sugan meesha ay dhibtu ka dhacday.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay ka hor inta aan dhalinyaradda la dilin in ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya qarax lala eegtay oo khasaare xooggan uu kasoo gaaray, waxaa uu sidoo kale xusay in dhaqatiirta iyo Ciidanka lagu laayay degaanka kasoo wada jeedaan hal Beel.<\/p>\n<p>Waxaa uu walaac ka muujiyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya loo daayo in ay baaritaano ku sameysan falkaasi, waxaana uu caddeeyay inaan baarista falkaasi lagu aamini karin dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDadka labada meelood lagu laayey waa isku hal dad. Baabuurta ciidamada laga qarxiyey 9 ayaa ku dhimatay, dhaqaatiirta la laayeyna 8 ayaa dhimatay\u2026 Wiilasha nin ka mida oo dhaqaatiirta ahaa isagoo indhaha ka xiran ayaa yiri: annaga sidaad rabtiin na yeela ee Gabdhaha dhaafa,\u201d ayuu yiri Muuse Suudi oo intaas ku daray inuu arrintan baaris ku sameeyay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inaysan ahayn in ciddii dhimata Al-Shabaab loo saariyo, isagoo soo qaatay geeridii gudoomiyihii gobolka Banaadir Cabdiaxmaan Yariisow oo uu sheegay inay weli shaki ka qabaan cidda abaabushay dilkiisa.<\/p>\n<p>\u201cArrintan dad dowladda u shaqeeya oo in shaqada laga baxsho ka cabsanaaya baariteeda laga sugi maayo, waxaan kaloo laga sugeynin dad isku buqdan oo waxba kala ogeyn.. arrintan caalamka ayaa laga sugayaa, wax lagu kalsoon yahay oo dalkan ka jiro ma jiraan,\u201d ayuu yiri Muuse Suudi.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Farmaajo ayaa qaadaya mas\u2019uuliyadda dhaqaatiirta la xasuuqay,\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka oo war kasoo saartay dhacdadaan ayaa iska fogeysay tuhunka, balse waxaa la ballan qaaday in baaritaanno sax ah lagu sameyn doono wixii ka dhacay deegaanka Gololey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tAEQ7_cmGkU\" width=\"953\" height=\"780\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil wadareedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Gololey ee hoostaga dagmada Balcad ee gobolka, oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro ah. Sideedda qof ayaa ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dadka deegaanka loogu gar-gaarayay siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana illaaa hadda la ogeyn cidda dilka fulisay. Muuse Suudi wuxuu aaminsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146238,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil wadareedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Gololey ee hoostaga dagmada Balcad ee gobolka, oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro ah. Sideedda qof ayaa ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dadka deegaanka loogu gar-gaarayay siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana illaaa hadda la ogeyn cidda dilka fulisay. Muuse Suudi wuxuu aaminsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-30T20:41:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"722\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/\",\"name\":\"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png\",\"datePublished\":\"2020-05-30T20:41:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png\",\"width\":722,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ka hadlay dil wadareedkii dhawaan ka dhacay deegaanka Gololey ee hoostaga dagmada Balcad ee gobolka, oo lagu xasuuqay sideed dhallinyaro ah. Sideedda qof ayaa ka shaqeynayay xarun caafimaad oo dadka deegaanka loogu gar-gaarayay siyaabo kala duwan loo dilay, waxaana illaaa hadda la ogeyn cidda dilka fulisay. Muuse Suudi wuxuu aaminsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-30T20:41:20+00:00","og_image":[{"width":722,"height":517,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/","name":"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png","datePublished":"2020-05-30T20:41:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-87.png","width":722,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanetor-muuse-suudi-oo-ka-hadlay-dhacdadii-ka-dhacday-golaley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Sanetor Muuse Suudi oo ka hadlay dhacdadii ka dhacday Golaley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146237"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146237"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146239,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146237\/revisions\/146239"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146238"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}