{"id":146240,"date":"2020-05-30T23:45:37","date_gmt":"2020-05-30T20:45:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146240"},"modified":"2020-05-30T23:45:37","modified_gmt":"2020-05-30T20:45:37","slug":"jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/","title":{"rendered":"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay falkii lagu xasuuqay dhalinyaradii dhakhaatiirta aheyd ee ka dhacda deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Taliye Odawaa ayaa sheegay in dadkaas la laayey aysan wax lug ah ku laheyn ciidanka xoogga dalka, oo haatan eedeynta ugu badan loo jeedinayo, in kastoo ay socdaan baaritaano la xariira sababtii loo dilay iyo cidii dishay dadkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ciidanka xoogga ayaa Cadaado caawa ka sheegay in taliska militeriga Soomaaliya uu wado baaritaan iyo hawlgal ku aadan dhacdadaas, dibna ay ka shaacin doonaan wixii kasoo baxa baaritaanada socda.<\/p>\n<p>Xubno ka kala tirsan dowladda federaalka, maamulka HirShabeelle, odayaal dhaqan iyo siyaasiyiin kale ayaa gaaray deegaanka Gololey oo falkaasi uu ka dhacay 28-kii bishan, waxaana halkaas ka socda baaritano ku aadan sababtii loo dilay iyo qoladii dishay dadkaas.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago in ciidanka xoogga dalka oo iska fogeeyay lagu eedeeyay falkaas dadka lagu dilay, hadana eedeynta xasuuqa dadkaas waxaa kaloo loo jeediyey Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hase yeeshee Al-Shabaab ayaan weli dhankooda wax war ah kasoo saarin dhacdaan. Ma qiran, mana beenin weli eedeynta loo jeediyey ee ku aadan xasuuqa sideed qofood oo xirfadleyaal caafimaad ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay falkii lagu xasuuqay dhalinyaradii dhakhaatiirta aheyd ee ka dhacda deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe. Taliye Odawaa ayaa sheegay in dadkaas la laayey aysan wax lug ah ku laheyn ciidanka xoogga dalka, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146241,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146240","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka xoogga dalka S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay falkii lagu xasuuqay dhalinyaradii dhakhaatiirta aheyd ee ka dhacda deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe. Taliye Odawaa ayaa sheegay in dadkaas la laayey aysan wax lug ah ku laheyn ciidanka xoogga dalka, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-30T20:45:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/\",\"name\":\"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-30T20:45:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka xoogga dalka S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay falkii lagu xasuuqay dhalinyaradii dhakhaatiirta aheyd ee ka dhacda deegaanka Gololey ee gobolka Shabeellada Dhexe. Taliye Odawaa ayaa sheegay in dadkaas la laayey aysan wax lug ah ku laheyn ciidanka xoogga dalka, oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-30T20:45:37+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/","name":"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg","datePublished":"2020-05-30T20:45:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Odowaa.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneral-odawaa-oo-beeniyay-in-cidanka-milatariga-kadambeyeen-xasuuqii-gololey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneral Odawaa oo beeniyay in cidanka milatariga kadambeyeen xasuuqii Gololey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146240"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146240"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146240\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146242,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146240\/revisions\/146242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146241"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}