{"id":146269,"date":"2020-05-31T10:23:46","date_gmt":"2020-05-31T07:23:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146269"},"modified":"2020-05-31T10:23:46","modified_gmt":"2020-05-31T07:23:46","slug":"gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/","title":{"rendered":"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146272\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/oooooo.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/oooooo.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/oooooo-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/oooooo-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/oooooo-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Ku dhowaad 10 qof oo shacab ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, kadib qarax saaka aroortii ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa qabsaday gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomeyda oo marayey halkaasi, waxaana saarnaa dad shacab ah oo u badnaa ganacsatada Qudaarta ka keenta degmada Afgooye ee gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha oo wareysi siiyey mid ka mid ah Idaacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in qaraxaasi ay ka bad-baaday kaliya gabar yar oo ka mid ah aheyd rakaabka, islamarkaana dhammaan dadkii kale ee gaariga la socday oo gaarayey illaa 20 qof ay soo gaartay waxyeelo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay gurmad u fidiyeen dadkaasi, islamarkaana ay u soo qaadeen dhaawacyada daran isbitallada ku yaalla magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ma jirto weli cid sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxaasi, balse inta badan Al-Shabaab ayaa qaraxyo miino waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye kula eegata ciidamo dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee ma\u2019ahan markii ugu horreysay oo dad shacab ah uu qarax ku haleelo jidka dheer ee xiriiriya gobollada dariska ah ee Banaadir iyo Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-146269-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Hal-gabar-oo-ka-bad-baaday-gaarigii-lagu-qarxiyey-Xaawo-Cabdi.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Hal-gabar-oo-ka-bad-baaday-gaarigii-lagu-qarxiyey-Xaawo-Cabdi.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Hal-gabar-oo-ka-bad-baaday-gaarigii-lagu-qarxiyey-Xaawo-Cabdi.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhowaad 10 qof oo shacab ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, kadib qarax saaka aroortii ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa qabsaday gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomeyda oo marayey halkaasi, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146271,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku dhowaad 10 qof oo shacab ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, kadib qarax saaka aroortii ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa qabsaday gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomeyda oo marayey halkaasi, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-31T07:23:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/\",\"name\":\"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-31T07:23:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon","og_description":"Ku dhowaad 10 qof oo shacab ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, kadib qarax saaka aroortii ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa qabsaday gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomeyda oo marayey halkaasi, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-31T07:23:46+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/","name":"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","datePublished":"2020-05-31T07:23:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-ay-la-socdeen-shacab-oo-lagu-qarxiyey-ceelasha-biyaha-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaari ay la socdeen shacab oo lagu qarxiyey Ceelasha Biyaha +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146269"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146273,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146269\/revisions\/146273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146271"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}