{"id":146274,"date":"2020-05-31T10:27:37","date_gmt":"2020-05-31T07:27:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146274"},"modified":"2020-05-31T10:27:37","modified_gmt":"2020-05-31T07:27:37","slug":"gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay Gudoomiyihii waaxda Halgan ee Degmada Dayniile lagu dilay gurigiisa, waxaana dilkaasi geesatay xaas uu qabay sida ay noo sheegeen xubno aad ugu dhawaa gudoomiyaha.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Waaxda Halgan Cabduqaadir Fooldibi ayaa tooreyda ay ku dhufatay xaaskiisa kasoo gaaray dhaawac culus ayaa loola cararay isbitaalka Digfeer halkaas uu markii dambe ugu geeriyooday dhaawaca gaaray.<\/p>\n<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sida uu u dhacay dilka saakay loo geestay Gudoomiyihii Waaxda Halgan ee Degmada dayniile, waxaana wararka qaar sheegayaan in Gudoomiyaha xaaskiisa dishay xili uu ku sugnaa guriga Haweeney ay kala tageen.<\/p>\n<p>Maamulka gobolka Banaadir iyo taliska Booliiska ayaan wali ka hadlin dilkan dadka badan ka naxeen ee saakay ka dhacay Degmada Dayniile, waxaana meydka Gudoomiyaha la dilay loo qaaday xarunta CID-da.<\/p>\n<p>Haweeneydii dilka u geestay seygeeda Cabduqaadir Fooldibi ayaa la sheegay in ay baxsatay, waxaana socda baadi goob ay ciidamada booliiska ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhii lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay Gudoomiyihii waaxda Halgan ee Degmada Dayniile lagu dilay gurigiisa, waxaana dilkaasi geesatay xaas uu qabay sida ay noo sheegeen xubno aad ugu dhawaa gudoomiyaha. Gudoomiyaha Waaxda Halgan Cabduqaadir Fooldibi ayaa tooreyda ay ku dhufatay xaaskiisa kasoo gaaray dhaawac culus ayaa loola cararay isbitaalka Digfeer halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146275,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146274","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay Gudoomiyihii waaxda Halgan ee Degmada Dayniile lagu dilay gurigiisa, waxaana dilkaasi geesatay xaas uu qabay sida ay noo sheegeen xubno aad ugu dhawaa gudoomiyaha. Gudoomiyaha Waaxda Halgan Cabduqaadir Fooldibi ayaa tooreyda ay ku dhufatay xaaskiisa kasoo gaaray dhaawac culus ayaa loola cararay isbitaalka Digfeer halkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-31T07:27:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/\",\"name\":\"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-31T07:27:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay Gudoomiyihii waaxda Halgan ee Degmada Dayniile lagu dilay gurigiisa, waxaana dilkaasi geesatay xaas uu qabay sida ay noo sheegeen xubno aad ugu dhawaa gudoomiyaha. Gudoomiyaha Waaxda Halgan Cabduqaadir Fooldibi ayaa tooreyda ay ku dhufatay xaaskiisa kasoo gaaray dhaawac culus ayaa loola cararay isbitaalka Digfeer halkaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-31T07:27:37+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/","name":"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","datePublished":"2020-05-31T07:27:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ewscripps.brightspotcdn.com_-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cabduqaadir-fooldibi-oo-xaaskiisa-ku-dishay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Cabduqaadir Fooldibi oo xaaskiisa ku dishay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146274"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146274"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146276,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146274\/revisions\/146276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146275"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}