{"id":146322,"date":"2020-05-31T14:18:27","date_gmt":"2020-05-31T11:18:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146322"},"modified":"2020-06-01T00:33:49","modified_gmt":"2020-05-31T21:33:49","slug":"gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin hadaladii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe ayaa warbaahinta ka weeraray guddoomiye Baashe Maxamed Faarax iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Karaash oo ah labo siyaasi oo kasoo wada jeeda gobolka Sool kana tirsan Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Faysal ayaa ku tilmaamay inay yihiin niman culays ku haya Puntland iyo Somaliland islamarkaana aan wax dan ah u haynin degaanada ay kasoo jeedaan.<\/p>\n<p>Guddoomiye Baashe wuxuu hadalada Faysal Cali Waraabe ku sifeeyay kuwa ay ka muuqdaan nacayb iyo qabyaalad. Wuxuu sheegay qof ah guddoomiye xisbi inay dambi qaran ku tahay inuu ka shaqeeyo isku dirka iyo kala fogaynta beelaha Somaliland wada dhistay.<\/p>\n<p>Waxaa guddoomiyaha barlamaanku tilmaamay in faysal Cali Waraabe hadalada xanafta leh ee ka keentay kadib markii uu ka carooday in uu saxiixay xisbigiisa iyo xisbiyada kale in 50% laga gooyo lacagihii uu maamulku siin jiray si loogu kaabo isbitaalada lagula tacaalayo Covid19.<\/p>\n<p>\u201cFaysal waan ku ogaa inuu neceb yahay beelaha Harti iyo Daarood, sababta uu u neceb yahayna waxay tahay wuxuu ku qarinayaa dhibaatadii uu Xamar ka sameeyay iyo dhibkii uu u geystay beelaha Soomaaliland degan,\u201d ayuu yidhi Baashe Maxamed Faarax.<\/p>\n<p>Baashe ayaa sidoo kale sheegay sababtii uu Faysal u duray Axmed Karaash in aysan ahayn wanaag uu u hayo madaxweyne Deni, balse ay tahay inuu iska horkeeno labada qabaa\u2019ilada ay kasoo kala jeedaan madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UTvqofjww3s\" width=\"960\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin hadaladii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID. Faysal Cali Waraabe ayaa warbaahinta ka weeraray guddoomiye Baashe Maxamed Faarax iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Karaash oo ah labo siyaasi oo kasoo wada jeeda gobolka Sool kana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146325,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin hadaladii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID. Faysal Cali Waraabe ayaa warbaahinta ka weeraray guddoomiye Baashe Maxamed Faarax iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Karaash oo ah labo siyaasi oo kasoo wada jeeda gobolka Sool kana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-31T11:18:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-31T21:33:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"888\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"618\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/\",\"name\":\"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png\",\"datePublished\":\"2020-05-31T11:18:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-31T21:33:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png\",\"width\":888,\"height\":618},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha barlamaanka Somaliland, Baashe Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay wax aan loo dulqaadan Karin hadaladii kasoo yeeray Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID. Faysal Cali Waraabe ayaa warbaahinta ka weeraray guddoomiye Baashe Maxamed Faarax iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Karaash oo ah labo siyaasi oo kasoo wada jeeda gobolka Sool kana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-31T11:18:27+00:00","article_modified_time":"2020-05-31T21:33:49+00:00","og_image":[{"width":888,"height":618,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/","name":"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png","datePublished":"2020-05-31T11:18:27+00:00","dateModified":"2020-05-31T21:33:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-89.png","width":888,"height":618},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-baashe-oo-u-hanjabay-faysal-cali-waraabe-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Baashe Oo U Hanjabay Faysal Cali Waraabe +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146322"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146322"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146322\/revisions\/146335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146325"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}