{"id":146342,"date":"2020-06-01T10:48:12","date_gmt":"2020-06-01T07:48:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146342"},"modified":"2020-06-01T10:48:12","modified_gmt":"2020-06-01T07:48:12","slug":"df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/","title":{"rendered":"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Somalia ayaa shaacisay in dib loo furayo duulimaadyadii u kala gooshi jiray garoonka dayuuradaha Aadan cadde iyo gobolada dalka.<\/p>\n<p>Kulamo isdaba-joog ahaa oo maalmihii la soo dhaafay u socday Guddiga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaliyeed iyo Wasaaradada Gaadiidka iyo Cirka Dhulka dowlada Soomaaliya, Wasaarada Caafimaadka, Wasaarada Ganacsiga, Hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed, Maamulka garoonka, Shirkadda Favori, heyadda socdaalka iyo hay\u2019adaha amniga garoonka ayaa waxaa la isku raacay in maalinka Arbacada ah oo ku beegan 3-da June 2020 dib loo furo garoonka si ku meel gaar oo ay howl gali karaan duulimaadyada Gudaha ah ayadoo la ilaalinayo badqabka dadka rakaabka ah, Si looga feejignaado cudurka Covid-19 oo markii horeba sababay in la xiro.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale kulamadaas ka soo baxay amaro cusub oo loogu talo galay badqabka rakaabka iyo ilaalinta Caafimaadka, si looga feejignaado cudurka COVID-19 waxayna kala yihiin:-<\/p>\n<p>1-In qof walba ee dhoofayo uu mask iyo gloves soo xirto.<\/p>\n<p>2-In Shan Shirkadood kaliya ay duulimaad samayso Maalin walba.<\/p>\n<p>3-In Shirkada Favori dhankooda terminalka iyo diyaaradaha ku buufiyaan (Disinfaction Alchol).<\/p>\n<p>4-In shirkada diyaaradaha ay jaakadahooda ku soo buufiyaan(xardhaan) wacyi galinta cudurka COVID-19.<\/p>\n<p>5-In shaqaalaha badan ee shirkadaha diyaaradaha u shaqeeya yareeyaan oo kuwa muhiimka ah kaliya soo galiyaan garoonka.<\/p>\n<p>6-In maamulka garoonka uu yareeyo xamaaliga badan iyo dadka aan shaqada ku lahayn ee garoonka iska jooga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Shirkadaha dayuuradaha Soomaaliyeed Xasan Xaashi Muxumed ayaa shir online ah la yeeshay dhamaan shirkadaha dalka wuxuuna ka warbixiyay waxa u qabsoomay maadaama dadaal badan guddiga ku bixiyay maalmihii lasoo dhaafay sidii garoonka dib u howl gali lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Somalia ayaa shaacisay in dib loo furayo duulimaadyadii u kala gooshi jiray garoonka dayuuradaha Aadan cadde iyo gobolada dalka. Kulamo isdaba-joog ahaa oo maalmihii la soo dhaafay u socday Guddiga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaliyeed iyo Wasaaradada Gaadiidka iyo Cirka Dhulka dowlada Soomaaliya, Wasaarada Caafimaadka, Wasaarada Ganacsiga, Hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed, Maamulka garoonka, Shirkadda Favori, heyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146343,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Somalia ayaa shaacisay in dib loo furayo duulimaadyadii u kala gooshi jiray garoonka dayuuradaha Aadan cadde iyo gobolada dalka. Kulamo isdaba-joog ahaa oo maalmihii la soo dhaafay u socday Guddiga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaliyeed iyo Wasaaradada Gaadiidka iyo Cirka Dhulka dowlada Soomaaliya, Wasaarada Caafimaadka, Wasaarada Ganacsiga, Hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed, Maamulka garoonka, Shirkadda Favori, heyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-01T07:48:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/\",\"name\":\"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-01T07:48:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon","og_description":"Dowlada Somalia ayaa shaacisay in dib loo furayo duulimaadyadii u kala gooshi jiray garoonka dayuuradaha Aadan cadde iyo gobolada dalka. Kulamo isdaba-joog ahaa oo maalmihii la soo dhaafay u socday Guddiga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaliyeed iyo Wasaaradada Gaadiidka iyo Cirka Dhulka dowlada Soomaaliya, Wasaarada Caafimaadka, Wasaarada Ganacsiga, Hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliyeed, Maamulka garoonka, Shirkadda Favori, heyadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-01T07:48:12+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/","name":"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg","datePublished":"2020-06-01T07:48:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/58BEB622-9F54-4948-9F33-D6DA002D9E7E_w1200_r1.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-furaysa-duulimaadyada-gudaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo furaysa Duulimaadyada gudaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146342"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146344,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146342\/revisions\/146344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}