{"id":146345,"date":"2020-06-01T10:54:40","date_gmt":"2020-06-01T07:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146345"},"modified":"2020-06-01T10:54:40","modified_gmt":"2020-06-01T07:54:40","slug":"daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/","title":{"rendered":"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni"},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo magaalada Laascaanood ay ku qabteen odayaasha, waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Sool ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Puntland ay haatan ku sugan tahay iyo hogaankeeda.<\/p>\n<p>Cuqaashani oo ka hadlay arimo dhowr ah ayaa sheegay in ay la kulmeen markii la doortay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni oo ay kala hadleen xaalada Soomaaliya iyo Puntland isla markaasna balamo ay dhex mareen isaga iyo waxgaradka gobolka Sool.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in si guud xaalada dalka ay u odoraseen isla markaasna ay madaxweynaha la kaashadeen wax ka qabashada arimo badan balse uu kaga baxay Saciid Denni balamo dhaxeeyey.<\/p>\n<p>Cuqaal ay kamid yihiin Cheif Caaqil Axmed Cabdi Gaas Hoolif, Caaqil Salaad Xuseen Axmed, cuqaal iyo waxgarad kale oo goobtaasi ka hadlay ayaa rajo xumo ka muujiyey xaalada Puntland haatan ku sugan tahay, waxaana sheegeen in madaxweyne Denni uu qaaday wadadii bur burka u horseedi lahayd Puntland waa sida ay sheegeene.<\/p>\n<p>Shacabka iyo isimadda dhaqanka Puntland ee ku sugan gudaha Garowe ayey ugu baaqeen in wax laga qabto madaxweyne Denni isla markaasna aan lagu fiirsan hanaanka uu wax u maaraynayo xiligani, kaas oo halis ku ah Puntland.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka ayey ku eedeeyeen masuuliyada oo dhan maadaama ay iyagu soo dooreen madaxweynaha haatan hogaamiya Puntlad, iyagoona faray in ay ka fiirsadaan shakhsiyaadka hogaanka ay ka dhaginayaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Z-BYpaKSZNw\" width=\"978\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo magaalada Laascaanood ay ku qabteen odayaasha, waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Sool ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Puntland ay haatan ku sugan tahay iyo hogaankeeda. Cuqaashani oo ka hadlay arimo dhowr ah ayaa sheegay in ay la kulmeen markii la doortay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni oo ay kala hadleen xaalada Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146346,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir jaraa\u2019id oo magaalada Laascaanood ay ku qabteen odayaasha, waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Sool ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Puntland ay haatan ku sugan tahay iyo hogaankeeda. Cuqaashani oo ka hadlay arimo dhowr ah ayaa sheegay in ay la kulmeen markii la doortay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni oo ay kala hadleen xaalada Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-01T07:54:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/\",\"name\":\"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-01T07:54:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon","og_description":"Shir jaraa\u2019id oo magaalada Laascaanood ay ku qabteen odayaasha, waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Sool ayaa waxa ay kaga hadleen xaalada Puntland ay haatan ku sugan tahay iyo hogaankeeda. Cuqaashani oo ka hadlay arimo dhowr ah ayaa sheegay in ay la kulmeen markii la doortay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni oo ay kala hadleen xaalada Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-01T07:54:40+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/","name":"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg","datePublished":"2020-06-01T07:54:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-axmed-karaash-oo-ee-deeyay-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Odayaasha Axmed Karaash oo ee deeyay Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146345"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146347,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146345\/revisions\/146347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146346"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}