{"id":146354,"date":"2020-06-01T22:44:24","date_gmt":"2020-06-01T19:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146354"},"modified":"2020-06-01T22:44:24","modified_gmt":"2020-06-01T19:44:24","slug":"xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/","title":{"rendered":"Xisbiga Nabad &#038; Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaan gelisay Xisbiga dowladda ee Nabad iyo Nolol, iyadoo laga guddoomay document-yada ka mid noqoshada Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jira sida ay sheegayaan ilo wareedyo kala duwan.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maalmaha soo socda guddoonsiin doona Xisbiga dowladda shahaadada aqoonsiga ee Xisbigan uu kaga mid noqonayo xisbiyada Siyaasada Wadanka ee ku tartamaya doorashada soo socota.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee xisbiga Nabad iyo Nolol ayaa waxaa laga dhigay Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.<\/p>\n<p>Waxaa weli kala caddeyn mowqifka Madaxweynaha iyo Ra\u2019isul Wasaaraha ee doorashada 2021, lamana oga doorka siyaasadeed ee labada nin ay kala qaadan doonaan.<\/p>\n<p>Waxaa jira shaki aan yareyn oo laga qabo sida Raisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ay iskugu raaci karaan cida hogaamineysa xisbigan iyo musharaxa doorashada ku meteli doona, iyadoo la hadal hayo in mid walba uu damac gaar ah kaga jiro hogaaminta xisbiga iyo ka qeyb galka doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaan gelisay Xisbiga dowladda ee Nabad iyo Nolol, iyadoo laga guddoomay document-yada ka mid noqoshada Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jira sida ay sheegayaan ilo wareedyo kala duwan. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maalmaha soo socda guddoonsiin doona Xisbiga dowladda shahaadada aqoonsiga ee Xisbigan uu kaga mid noqonayo xisbiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146355,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xisbiga Nabad &amp; Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xisbiga Nabad &amp; Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaan gelisay Xisbiga dowladda ee Nabad iyo Nolol, iyadoo laga guddoomay document-yada ka mid noqoshada Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jira sida ay sheegayaan ilo wareedyo kala duwan. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maalmaha soo socda guddoonsiin doona Xisbiga dowladda shahaadada aqoonsiga ee Xisbigan uu kaga mid noqonayo xisbiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-01T19:44:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/\",\"name\":\"Xisbiga Nabad & Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-01T19:44:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xisbiga Nabad &#038; Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xisbiga Nabad & Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xisbiga Nabad & Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta diiwaan gelisay Xisbiga dowladda ee Nabad iyo Nolol, iyadoo laga guddoomay document-yada ka mid noqoshada Axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jira sida ay sheegayaan ilo wareedyo kala duwan. Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maalmaha soo socda guddoonsiin doona Xisbiga dowladda shahaadada aqoonsiga ee Xisbigan uu kaga mid noqonayo xisbiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-01T19:44:24+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/","name":"Xisbiga Nabad & Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg","datePublished":"2020-06-01T19:44:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/download-1.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xisbiga-nabad-nolol-oo-maanta-ladiiwaan-geliyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xisbiga Nabad &#038; Nolol oo maanta ladiiwaan geliyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146354"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146356,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146354\/revisions\/146356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146355"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}