{"id":146361,"date":"2020-06-02T17:41:44","date_gmt":"2020-06-02T14:41:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146361"},"modified":"2020-06-02T17:41:44","modified_gmt":"2020-06-02T14:41:44","slug":"ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/","title":{"rendered":"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Ugaaska guud ee Mudulood, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo u warramay Dalsan TV ayaa si adag uga hadlay arrinta maqaamka magaalada Muqdisho, gaar ahaan 7 xubnood ee gobolka Banaadir laga siiyey Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Ugaaska oo si adag uga hoyimid arrintaasi ayaa sheegay inay tahay dulmi iyo ihaano loo loo geystay saddexda million ee ku nool gudaha caasimadda, sida uu hadalka dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in aysan aqbali doonin todobada kursi ee gobolka Banaadir loo qoondeeyey, islamarkaana loo qeybsan doono nidaamka 4.5.<\/p>\n<p>Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dowladda federaalka ay gacan bidixineyso maqaam u sameynta Muqdisho, iyada oo ay u yaallaan howlo kale oo ka muhiimsa , sida u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu ka dalbaday madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay dib u dhigaan arrinta caasimadda, haddii aysan si sax ah meel u saari karin xuquudeeda.<\/p>\n<p>\u201dDowladda waxaan leennahay howlo kale ayaa idiin yaalla howlihiinna kale ku mashquula.\u201d ayuu yiri Ugaaska Mudulood.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu shaaciyey in Muqdisho la xaqiray, marka la bar-bar dhigo magaalooyinka kale ee dalka, isaga oo tusaale u soo qaatay Garoowe.<\/p>\n<p>\u201cYuu yahay ninka dhihi kara Garoowe wax matala malahan masiirna malahan ee xuquuqda dadkaasi waxaa ka talinayaa baarlamaanka Puntland, cida reer Garoowe u sheegi karta oo marsiin karta yey tahay canshuur ka qaadan karta, iyadoo xuquuq laheyn.\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyey Ugaasku.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dadka degan magaalada Muqdisho, gaar ahaan aqooyahanada, siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka inay isugu yimaadaan shirweyne si ay uga arrinsadaan masiirkooda iyo aayaha caasimadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Z40o7vHG7nE\" width=\"953\" height=\"780\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaaska guud ee Mudulood, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo u warramay Dalsan TV ayaa si adag uga hadlay arrinta maqaamka magaalada Muqdisho, gaar ahaan 7 xubnood ee gobolka Banaadir laga siiyey Golaha Aqalka Sare. Ugaaska oo si adag uga hoyimid arrintaasi ayaa sheegay inay tahay dulmi iyo ihaano loo loo geystay saddexda million ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146392,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugaaska guud ee Mudulood, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo u warramay Dalsan TV ayaa si adag uga hadlay arrinta maqaamka magaalada Muqdisho, gaar ahaan 7 xubnood ee gobolka Banaadir laga siiyey Golaha Aqalka Sare. Ugaaska oo si adag uga hoyimid arrintaasi ayaa sheegay inay tahay dulmi iyo ihaano loo loo geystay saddexda million ee ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-02T14:41:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"842\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/\",\"name\":\"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png\",\"datePublished\":\"2020-06-02T14:41:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png\",\"width\":1446,\"height\":842},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon","og_description":"Ugaaska guud ee Mudulood, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo u warramay Dalsan TV ayaa si adag uga hadlay arrinta maqaamka magaalada Muqdisho, gaar ahaan 7 xubnood ee gobolka Banaadir laga siiyey Golaha Aqalka Sare. Ugaaska oo si adag uga hoyimid arrintaasi ayaa sheegay inay tahay dulmi iyo ihaano loo loo geystay saddexda million ee ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-02T14:41:44+00:00","og_image":[{"width":1446,"height":842,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/","name":"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png","datePublished":"2020-06-02T14:41:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Screen-Shot-2020-06-02-at-8.04.00-AM.png","width":1446,"height":842},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-mudulood-oo-kadigay-in-4-5-lagu-qeybsado-muqdisho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaaska Mudulood oo kadigay in 4.5 lagu qeybsado Muqdisho +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146361"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146393,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146361\/revisions\/146393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146392"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}