{"id":146378,"date":"2020-06-02T10:43:31","date_gmt":"2020-06-02T07:43:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146378"},"modified":"2020-06-02T10:43:31","modified_gmt":"2020-06-02T07:43:31","slug":"kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/","title":{"rendered":"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo &#038; Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa si cad madaxweyne Farmaajo uga diiday in mudo kororsi uu sameeyo,islamarkaana ku tartarsiiyay in doorashada 2020\/21 waqtigeeda lagu qabto.<\/p>\n<p>Kulan saacado qaatay oo xalay Madaxtooyada ku dhexmaray madaxweynaha iyo Cabdi Xaashi ayaa la isku fahmi waayay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Aqalka sare ka dhaadhicin waayay mowqifkiisa ku aadan in doorashada waqtigeeda laga fogeeyo,sida uu damacsan yahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa madaxweynaha u sheegay inuusan raali ka ahayn in hal maalin doorashada waqtigeeda lagu daro,islamarkaana haddii ay sharci dejiyaasha dalka ay arrintaas ka dagaalami doonaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaare Kheyre oo aan la qabin madaxweynihiisa mudo kororsiga uu damacsan yahay ayaa soo jeediyay in qaabka doorashada loo maraayo ay ka heshiiyaaan saamileyda siyaasadda,wuxuuna sheegay in doorashada waqtigeeda ku dhaceyso.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa la rajeynayaan in ay bishaan hortagaan labada aqal ee baarlamaanka federaalka, halkaas oo lagu waddo in ay ka caddeeyaan nooca ay noqoneyso cod-bixinta aadka isha loogu hayo.<\/p>\n<p>Bishii hore ee May 27-keeda ayaa qorshuhu ahaa in guddigu hortaggo baarlamaanka, hase ahaatee, waxaa ku yimid dib-u-dhac ay walaac ka muujiyeen xisbiyadda mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo ku baaqdey isbedel.<\/p>\n<p>Furitaanka kalfadhiga baarlamaanka iyo warbixinta Guddiga doorashooyinka oo ay si weyn indhaha ugu hayaan daneeyeyaasha siyaasadda iyo bulshadda ayaa go\u2019aamin karta jidaha dalka uga baxayo mar-xalada kala guurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa si cad madaxweyne Farmaajo uga diiday in mudo kororsi uu sameeyo,islamarkaana ku tartarsiiyay in doorashada 2020\/21 waqtigeeda lagu qabto. Kulan saacado qaatay oo xalay Madaxtooyada ku dhexmaray madaxweynaha iyo Cabdi Xaashi ayaa la isku fahmi waayay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Aqalka sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146379,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo &amp; Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo &amp; Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa si cad madaxweyne Farmaajo uga diiday in mudo kororsi uu sameeyo,islamarkaana ku tartarsiiyay in doorashada 2020\/21 waqtigeeda lagu qabto. Kulan saacado qaatay oo xalay Madaxtooyada ku dhexmaray madaxweynaha iyo Cabdi Xaashi ayaa la isku fahmi waayay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Aqalka sare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-02T07:43:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/\",\"name\":\"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo & Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-02T07:43:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":1200},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo &#038; Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo & Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo & Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C\/llaahi ayaa si cad madaxweyne Farmaajo uga diiday in mudo kororsi uu sameeyo,islamarkaana ku tartarsiiyay in doorashada 2020\/21 waqtigeeda lagu qabto. Kulan saacado qaatay oo xalay Madaxtooyada ku dhexmaray madaxweynaha iyo Cabdi Xaashi ayaa la isku fahmi waayay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in madaxweyne Farmaajo uu guddoomiyaha Aqalka sare [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-02T07:43:31+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":1200,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/","name":"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo & Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg","datePublished":"2020-06-02T07:43:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/collagepro_20181029124244392-1200x1200-1.jpg","width":1200,"height":1200},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kulan-lagu-kala-kacay-oo-farmaajo-cabdi-xaashi-ku-dhexmaray-madaxtooyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulan lagu kala kacay oo Farmaajo &#038; Cabdi Xaashi ku dhexmaray Madaxtooyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146378"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146380,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146378\/revisions\/146380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146379"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}