{"id":146394,"date":"2020-06-03T10:36:32","date_gmt":"2020-06-03T07:36:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146394"},"modified":"2020-06-03T10:36:32","modified_gmt":"2020-06-03T07:36:32","slug":"taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay arrinta maqaam u sameynta magaalada Muqdisho oo weli uu muran ka taagan yahay.<\/p>\n<p>Taabid ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jiraan dad diidan inuu matalaad yeesho gobolka Banaadir, inkastoo uusan shaacin dadkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay cadaalada ku jirto in dadka Muqdisho ay doortaan cida u noqoneysa hoggaankooda heer gobal iyo heer qaran.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Qoraalka uu soo dhigay Taabit Cabdi Bartiisa Facebook.<\/strong><\/p>\n<p>Waqti dheer waxey bulshadeenu sugeysay iney codkooda ku doortaan cida u noqoneysa Hoggaankooda heer Gobal iyo heer Qaran. Rabitaankaasi wuu xoogan yahay balse wili waxaa muuqata iney jiraan dad raadinaya in aan marxaladdaas la gaarin, oo abuuraya mowjado kale oo dano gaar ah xambaarsan.<\/p>\n<p>Shacabku iney doortaan cida ay rabaan waa midda ugu fudud ee lagu heli karo caddaalad, isla-xisaabtan dhab ah iyo hoggaan heelan. Soomaaliya waxey taal meel aanu ka qaadi karin hoggaan ku yimid hab qabiil, laaluush iyo mid ay Dowladdo shisheeye dhabarka ku sitaan.<\/p>\n<p>Si ay u guuleystaan dadaallada awoodda loogu celinayo gacanta Dadweynaha, waa inaan u wada midownaa arrinkaas. Kuwa ka cararaya codka dadweynaha waxaa la gudboon iney kala saaraan masiirka Qaranka iyo maalin-joogga qofka.<\/p>\n<p>Anigoo fahamsan waqtiga dhiman, meesha la taagan yahay, nooca sharciga ee aan qaadanay iyo gaabiska jira, ayaan hadana waxaan mar walba xoojinayaa in la helo matalaad bulsho oo xoog leh, kuna timaada hannaanka xisbiyada badan, soona afjarta qolo-qolo doorata, loona gudbo ummad Qaran doorata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay arrinta maqaam u sameynta magaalada Muqdisho oo weli uu muran ka taagan yahay. Taabid ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jiraan dad diidan inuu matalaad yeesho gobolka Banaadir, inkastoo uusan shaacin dadkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146395,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay arrinta maqaam u sameynta magaalada Muqdisho oo weli uu muran ka taagan yahay. Taabid ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jiraan dad diidan inuu matalaad yeesho gobolka Banaadir, inkastoo uusan shaacin dadkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-03T07:36:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/\",\"name\":\"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-03T07:36:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay arrinta maqaam u sameynta magaalada Muqdisho oo weli uu muran ka taagan yahay. Taabid ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay jiraan dad diidan inuu matalaad yeesho gobolka Banaadir, inkastoo uusan shaacin dadkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-03T07:36:32+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/","name":"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg","datePublished":"2020-06-03T07:36:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Taabit.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taabid-oo-sheegay-inay-jiraan-dad-diidan-maqaamka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taabid oo sheegay inay jiraan dad diidan maqaamka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146394"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146394"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146397,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146394\/revisions\/146397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146395"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}