{"id":146404,"date":"2020-06-03T20:57:51","date_gmt":"2020-06-03T17:57:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146404"},"modified":"2020-06-03T20:58:44","modified_gmt":"2020-06-03T17:58:44","slug":"dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/","title":{"rendered":"Dhagayso&#8221;Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg 1023w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s-696x391.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan ciidamada lagu aas-aasayo daraawiishta Galmudug.<\/p>\n<p>&#8220;Waan xareyneynaa dhalinyaradan hubka culus wata, waxaana u qeybin doonnaa labada Gobol oo ay Galmudug ka koobantahay ee Galgaduud iyo Mudug&#8221; ayuu wasiir Fiqi u sheegay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa mar wax laga weydiiyay arrinta ganacsatada Galmudug oo ay Al-shabaab ka qaadaan lacagaha, wuxuu qeexay inuu jiro ammar ay horay usoo saareen oo ah in ciddii lacago siisa Alshabaab ay u diiwaan-gelin doonaan maal-geliyaha koox argagaxiso ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>&#8220;Ma aqbali doonno in Al-shabaab ay ganacsatadu lacag siiyaan, hadda kadibna ma dhici doonto in ay ka cabsoodaan &#8221; ayuu Wareysigii laga qaaday ku sheegay Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa laga dareemayaa isbedal ammaan iyo mid siyaasadeedba, tan iyo wixii ka dembeeyay markii Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye uu soo magacaabay golahiisa wasiirrada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5447231.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146405,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso&quot;Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso&quot;Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-03T17:57:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-03T17:58:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/\",\"name\":\"Dhagayso\\\"Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-03T17:57:51+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-03T17:58:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso&#8221;Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso\"Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso\"Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-03T17:57:51+00:00","article_modified_time":"2020-06-03T17:58:44+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/","name":"Dhagayso\"Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg","datePublished":"2020-06-03T17:57:51+00:00","dateModified":"2020-06-03T17:58:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/3E250C90-AA1B-44D6-B635-65A5CBC4F9EE_w1023_r1_s.jpg","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaysociddii-al-shabaab-lacag-siiso-waa-argagaxiso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso&#8221;Ciddii Al-shabaab lacag siiso, waa argagaxiso&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146404"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146404"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146407,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146404\/revisions\/146407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146405"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}