{"id":146408,"date":"2020-06-03T21:25:03","date_gmt":"2020-06-03T18:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146408"},"modified":"2020-06-03T21:25:03","modified_gmt":"2020-06-03T18:25:03","slug":"daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta ee Puntland, kuna suganaa gobalka Gardafuu ayaa sheegay in ay kubiireen ciidamada DF Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay xaquuqdoodii ka waayeen Xukuumadda Puntland, iyagoo sheegay in ay horey u tirsanayeen dhibaatooyin badan.<\/p>\n<p>Waxaana horey guddiga Dibu-habeynta ciidamada Puntland ay diideen in ay gobalkaas tagaan oo ay kasameeyaan Tirokoobka ciidanka, waxaana guddigan hogaminayay wasiiradda Maaliyada Xassan Shire Abgaal &amp; Amniga Cabdisamad Galan.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa xiligaas codsaday in ay ciidamada Gardafuu yimaadaan gobalka Barri deegaano katirsan, maadaama deegaanadaas aysan laheyn wadooyin si fudud lagu gaari karro.<\/p>\n<p>Is abaabulka ciidanka, warar kala duwan ayaa kasoo baxaya oo ku wajahan dhaqdhaqaaqooda waqtigan waxa ku soo beegay, balse dadka deegaanka qaarkood oo warbaahinta la hadlay ayaa tabasho muujiyey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fIhe0azBkjA\" width=\"968\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta ee Puntland, kuna suganaa gobalka Gardafuu ayaa sheegay in ay kubiireen ciidamada DF Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay xaquuqdoodii ka waayeen Xukuumadda Puntland, iyagoo sheegay in ay horey u tirsanayeen dhibaatooyin badan. Waxaana horey guddiga Dibu-habeynta ciidamada Puntland ay diideen in ay gobalkaas tagaan oo ay kasameeyaan Tirokoobka ciidanka, waxaana guddigan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146409,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta ee Puntland, kuna suganaa gobalka Gardafuu ayaa sheegay in ay kubiireen ciidamada DF Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay xaquuqdoodii ka waayeen Xukuumadda Puntland, iyagoo sheegay in ay horey u tirsanayeen dhibaatooyin badan. Waxaana horey guddiga Dibu-habeynta ciidamada Puntland ay diideen in ay gobalkaas tagaan oo ay kasameeyaan Tirokoobka ciidanka, waxaana guddigan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-03T18:25:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/\",\"name\":\"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png\",\"datePublished\":\"2020-06-03T18:25:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta ee Puntland, kuna suganaa gobalka Gardafuu ayaa sheegay in ay kubiireen ciidamada DF Soomaaliya, waxayna sheegeen in ay xaquuqdoodii ka waayeen Xukuumadda Puntland, iyagoo sheegay in ay horey u tirsanayeen dhibaatooyin badan. Waxaana horey guddiga Dibu-habeynta ciidamada Puntland ay diideen in ay gobalkaas tagaan oo ay kasameeyaan Tirokoobka ciidanka, waxaana guddigan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-03T18:25:03+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/","name":"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png","datePublished":"2020-06-03T18:25:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/vlcsnap-2020-06-03-14h10m16s91.png","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-katirsanaa-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-ay-ku-biireen-df-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Ciidamo katirsanaa Puntland oo ku dhawaaqay in ay ku biireen DF Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146408"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146410,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146408\/revisions\/146410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}