{"id":146419,"date":"2020-06-04T13:21:23","date_gmt":"2020-06-04T10:21:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146419"},"modified":"2020-06-04T13:21:23","modified_gmt":"2020-06-04T10:21:23","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay shir ay yeesheen wasiirada iyo xildhibaanada kasoo wada jeeda beesha Hawiye, wuxuuna ajandaha shirka ahaa maqaamka gobolka Banaadir iyo sida laga yeeli karo awood qeybsiga 4.5 ee la sheegay in lagu saleyn doono.<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Senatoro, xildhibaanno iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana xubnaha ugu muhiimsan ee laga dhex arkayay shirka ka mid ahaa wasiirka amniga Maxamed Abukar Islow Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta Hawiye ee taageersan nidaamka hadda jira.<\/p>\n<p>Xubnahii ka qeybgalay shirkii xalay dhacay ayaa waxay ka mideysnaayeen qadiyadda maqaamka Gobolka Banaadir, waxeyna isku raaceen in la raadiyo xaqqa ka maqan dadka gobolka.<\/p>\n<p>Inkastoo ay hal meel wax u wadeen, haddana xubnaha ayaa inyar ku kala aragti duwanaaday in gabi ahaan la celiyo 7-da kursi ee la sheegay in la siinayo gobolka Banaadir maadaama ay tahay wax aan u qalmin dadka dagan halka qaarkoodna aysan saluugin 7-da kursi, balse ay kasoo horjeesteen in lagu qeybsado hanaanka 4.5<\/p>\n<p>Waxey aheyd markii labaad oo ay beelaha Hawiye qabsadaan shir ay arintaan kaga hadlayaan, balse miisaan culus ayuu lahaa shirkii xalay ka dhacay Hotel Doorbin maadaama ay goob joog ahaayeen dad aad ugu dhaw xukuumadda hadda talada heysa.<\/p>\n<p>Dhamaan dadkii kasoo qeybgalay kulanka waxey muujiyeen wadajir ay kaga soo horjeedaan hadalkii kasoo yeeray gudoomiyaha Guddigii wadajirka ahaa ee loo xilsaaray dhameystirka xeerarka doorashada Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay shir ay yeesheen wasiirada iyo xildhibaanada kasoo wada jeeda beesha Hawiye, wuxuuna ajandaha shirka ahaa maqaamka gobolka Banaadir iyo sida laga yeeli karo awood qeybsiga 4.5 ee la sheegay in lagu saleyn doono. Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Senatoro, xildhibaanno iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana xubnaha ugu muhiimsan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146420,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay shir ay yeesheen wasiirada iyo xildhibaanada kasoo wada jeeda beesha Hawiye, wuxuuna ajandaha shirka ahaa maqaamka gobolka Banaadir iyo sida laga yeeli karo awood qeybsiga 4.5 ee la sheegay in lagu saleyn doono. Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Senatoro, xildhibaanno iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana xubnaha ugu muhiimsan ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-04T10:21:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-04T10:21:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay shir ay yeesheen wasiirada iyo xildhibaanada kasoo wada jeeda beesha Hawiye, wuxuuna ajandaha shirka ahaa maqaamka gobolka Banaadir iyo sida laga yeeli karo awood qeybsiga 4.5 ee la sheegay in lagu saleyn doono. Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Senatoro, xildhibaanno iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana xubnaha ugu muhiimsan ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-04T10:21:23+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg","datePublished":"2020-06-04T10:21:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Shir.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-shirkii-xildhibaanada-iyo-wasiirada-beelaha-hawiye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay shirkii xildhibaanada iyo wasiirada beelaha Hawiye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146419"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146422,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146419\/revisions\/146422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146420"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}