{"id":146500,"date":"2020-06-05T16:55:18","date_gmt":"2020-06-05T13:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146500"},"modified":"2020-06-05T16:55:18","modified_gmt":"2020-06-05T13:55:18","slug":"shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146501\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1.png\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"240\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1.png 765w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-300x94.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1-1-696x218.png 696w\" sizes=\"(max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/>Kulan deg deg ah ee uu qabanqaabiyay Ururka<br \/>\nShirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) kana dhacay magaalada Muqdisho,<br \/>\nayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladaha adeegyada<br \/>\nIsgaarsiinta dalka iyo dhibaatooyinka jira iyo guud ahaan xoojinta horumarka<br \/>\nIsgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ee qeyb weyn ka ah horumarka dalka.<\/p>\n<p>Gabagabadii Kulanka ururku waxay soo saareen bayaan ka kooban qodobadan hoos<br \/>\nku xusan:<\/p>\n<p>1. Dhamaan Shirkadaha ku mideysan USIS waxay walaac ka muujinayaan, kana<br \/>\ndigeen isbarbaryaaca iyo khilaafka hareeyay Hay`adda Isgaarsiinta Qaran iyo<br \/>\nGuddigii Isgaarsiinta ee khilaafka weyn uu ka taagnaa dhismihiisa.<\/p>\n<p>2. Waxaa marag-madoonte noqotay in dhibaatadii ay Shirkaduhu ka digayeen<br \/>\nay maantay timid ka dib markii Guddigii sharcidarada ahaa ee uu<br \/>\nmagacaabay Wasiirka Wasaaradda si toos ugu hor yimid maamulkii<br \/>\nHay`adda Isgaarsiinta iyagoo ku andacoonay in ay iyagu yihiin cidda<br \/>\nmas`uulka ka ah bixinta Ruqsadaha Isgaarsiinta. Iyadoo aan ogsoonahay in<br \/>\nXubnaha Guddigan oo intooda badan (75%) ay yihiin xubno ka tirsan<br \/>\nShirkado bah-wadaag ah. Taas oo ka hor imaaneysa Sharciga Isgaarsiinta iyo<br \/>\nHabraacii lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>3. Ururka Isgaarsiinta Soomaaliyeed wuxuu mar kale cadeynayaa in<br \/>\nmagacaabistii Guddigan Isgaarsiinta Qaran ay markii horaba si toos ah uga<br \/>\nhor imaneysay Sharciga Isgaarsiinta sida ku cad Qod. 10aad iyo Qod. 34aad<br \/>\n\u201cIska-hor imaadka Danaha Is-diidan\u201d (Conflict of Interest) ee cadeynaya in<br \/>\nruux xil ka haya ama si toos ah uga tirsan Shirkad Isgaarsiin ah uusan ka mid<br \/>\nnoqon karin Guddiga iyo Maamulka Hay`adda.<br \/>\n4. Waxaa ayaandaro ah in Wasiirka Wasaaradda uu dhinac ka noqday<br \/>\nmushkilada isagoo la saftay Guddigii sharci darada ah, islamarkaana uusan<br \/>\ntixgalin madax banaanida Hay`adda sida ku Qod.7aad ee Sharciga<br \/>\nIsgaarsiinta.<\/p>\n<p>5. Hay`adda Isgaarsiintu waa Hay`ad Qaran oo ay door wadatashi ku leeyihiin<br \/>\ndhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaan dhinacyada ka<br \/>\nshaqeeya Isgaarsiinta marka ay timaado magacaabista xubnaha Guddiga<br \/>\nHay`addu yeelanayso sida ku cad Qodka. 30aad ee Sharciga Isgaarsiinta.<\/p>\n<p>6. Ururku wuxuu baaq u dirayaa XFS in laga hortago murankan hareeray<br \/>\nHay`adda dhexdeeda iyo in si deg deg ah dib loogu saxo khaladaadka jira,<br \/>\nlana dhiso Guddi cusub oo waafaqsan sharciga si loo xaqiijiyo xalaalnoqoshada Hay`adda.<\/p>\n<p><strong>==DHAMAAD==<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"182\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa-300x71.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa-696x165.png 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan deg deg ah ee uu qabanqaabiyay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) kana dhacay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladaha adeegyada Isgaarsiinta dalka iyo dhibaatooyinka jira iyo guud ahaan xoojinta horumarka Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ee qeyb weyn ka ah horumarka dalka. Gabagabadii Kulanka ururku waxay soo saareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146502,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan deg deg ah ee uu qabanqaabiyay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) kana dhacay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladaha adeegyada Isgaarsiinta dalka iyo dhibaatooyinka jira iyo guud ahaan xoojinta horumarka Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ee qeyb weyn ka ah horumarka dalka. Gabagabadii Kulanka ururku waxay soo saareen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-05T13:55:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"182\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/\",\"name\":\"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png\",\"datePublished\":\"2020-06-05T13:55:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png\",\"width\":768,\"height\":182},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon","og_description":"Kulan deg deg ah ee uu qabanqaabiyay Ururka Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed (USIS) kana dhacay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladaha adeegyada Isgaarsiinta dalka iyo dhibaatooyinka jira iyo guud ahaan xoojinta horumarka Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada ee qeyb weyn ka ah horumarka dalka. Gabagabadii Kulanka ururku waxay soo saareen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-05T13:55:18+00:00","og_image":[{"width":768,"height":182,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","name":"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png","datePublished":"2020-06-05T13:55:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/isgaa.png","width":768,"height":182},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-isgaarsiinta-oo-kadayriyay-xaalka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Isgaarsiinta oo kadayriyay xaalka hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146500"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146503,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146500\/revisions\/146503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146502"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}