{"id":146547,"date":"2020-06-07T02:22:54","date_gmt":"2020-06-06T23:22:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146547"},"modified":"2020-06-07T02:38:46","modified_gmt":"2020-06-06T23:38:46","slug":"daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/","title":{"rendered":"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146548\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibaanada labadda Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee abaabulay buuqii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay furitaanka kalfadhigga labaad ayaa ka hadlay sababta ku kaliftay inay tallaabadaas qaadaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu hareer maray qodobadii laga sugayay in uu ka hadlo, islamarkaana uu ku tuntay dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah xildhibaanadaas ayaa yiri \u201cMadaxweynuhu wuxuu ku dhawaaqay in dastuurka la jabiyo oo baarlamaanka la burburiyo. Iyadoo iskool boliisiyo lagu shiri la\u2019yahay amni darada jirta awgeed ayuu leeyahay doorasho ayaa loo dareerayaa.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Xasan Yare ayaa intaas ku daray in sababta loogu adkeysanayo doorasho qof iyo cod ay tahay waqti lumis ujeedka ka dambeeya uu yahay in muddo kororsi lagu xaqiiqsado.<\/p>\n<p>\u201cIsagoo aan ka hadlin amniga dalka, isaga oo aan ka hadal dhaqaatiirtii lagu xasuuqay Gololey, isaga oo aan ka hadaly arrimihii dastuurka, arrintaaas ayey xildhibaanada aad u dhibsadeen iyo ciidamada aan Itoobiya ka tirsaneyn ee lagu daad-gureynayo maamul goboleedyada,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in madaxweynaha uu dhaqaalihii dalka iyo ciidamadii qaranka u adeegsanayo inuu ku carqaladeeyo maamul goboleedyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eJax3I6RYB4\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xildhibaanada labadda Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee abaabulay buuqii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay furitaanka kalfadhigga labaad ayaa ka hadlay sababta ku kaliftay inay tallaabadaas qaadaan. Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu hareer maray qodobadii laga sugayay in uu ka hadlo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146548,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah xildhibaanada labadda Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee abaabulay buuqii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay furitaanka kalfadhigga labaad ayaa ka hadlay sababta ku kaliftay inay tallaabadaas qaadaan. Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu hareer maray qodobadii laga sugayay in uu ka hadlo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-06T23:22:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-06T23:38:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/\",\"name\":\"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-06T23:22:54+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-06T23:38:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah xildhibaanada labadda Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ee abaabulay buuqii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay furitaanka kalfadhigga labaad ayaa ka hadlay sababta ku kaliftay inay tallaabadaas qaadaan. Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu hareer maray qodobadii laga sugayay in uu ka hadlo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-06T23:22:54+00:00","article_modified_time":"2020-06-06T23:38:46+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/","name":"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg","datePublished":"2020-06-06T23:22:54+00:00","dateModified":"2020-06-06T23:38:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannadii-ku-buuqay-farmaajo-oo-ka-hadlay-sababta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Xildhibaannadii ku buuqay Farmaajo oo ka hadlay sababta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146547"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146547"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146550,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146547\/revisions\/146550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146548"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}