{"id":146552,"date":"2020-06-07T03:03:48","date_gmt":"2020-06-07T00:03:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146552"},"modified":"2020-06-07T13:18:22","modified_gmt":"2020-06-07T10:18:22","slug":"daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/","title":{"rendered":"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo qabtay shir jaraa\u2019id ayaa sheegay in wasaaradda amniga Galmudug ay qabatay miino nuuca baabuurta lagu dhajiyo oo la qorsheynayay in gaarigiisa loogu xiro si loogu qarxiyo.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga wuxuu sheegay qabashada Miinadaas kadib in ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan nin katirsan raggii falkaan ka dambeeyay oo ahaa ganacsade biyaha gayn jiray laguna magacaabo Uways Macalin Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay wasiirka Fiqi, Ninkaan ayaa la qabtay isagoo Miino gacanta ku sitay, kadib markii la wareystayna waxaa xogta laga helay kamid ah inuu sheegay ninka amiirka u ah kooxdooda oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Faarax kanasoo jeeda magaalada Laascaano.<\/p>\n<p>Wuxuu yidhi Fiqi,\u201d markii ciidamadu amnigu isku dayeen inay ninkaan soo qabtaan ayuu sameeyay iska caabin, isagoo doonayay inuu baxsado, balse ciidamada amniga ayaa ku guulaystay inay toogtaan.<\/p>\n<p>\u201cXogta aan hayno waxay noo sheegaysaa in raggani ka dambeeyeen dilalka saraakiil muhiima oo kasoo jeeda Galmudug laguna dilay koonfurta magaalada Gaalkacyo,\u201d ayuu yidhi Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Galmudug ayaa wacad ku maray inay Gaalkacyo ka sifayndoonaan kooxda Al-shabaab, isagoo digniin xoogan ujeediyay cid kasta oo iskudayda inay soo dhoweyso ama guryahooda ka kireeya qof Shabaab katirsan.<\/p>\n<p>Waxaa wasiirka amnigu tilmaamay in falalka Al-shabaab ka fuliyaan Gaalkacyo lagasoo abaabulo magaalada Xarardheere islamarkaana uu hormuud ka yahay shaqsi kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ic7ozTeUvlw\" width=\"1204\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo qabtay shir jaraa\u2019id ayaa sheegay in wasaaradda amniga Galmudug ay qabatay miino nuuca baabuurta lagu dhajiyo oo la qorsheynayay in gaarigiisa loogu xiro si loogu qarxiyo. Wasiirka amniga wuxuu sheegay qabashada Miinadaas kadib in ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan nin katirsan raggii falkaan ka dambeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146553,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo qabtay shir jaraa\u2019id ayaa sheegay in wasaaradda amniga Galmudug ay qabatay miino nuuca baabuurta lagu dhajiyo oo la qorsheynayay in gaarigiisa loogu xiro si loogu qarxiyo. Wasiirka amniga wuxuu sheegay qabashada Miinadaas kadib in ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan nin katirsan raggii falkaan ka dambeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-07T00:03:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-07T10:18:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"912\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/\",\"name\":\"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png\",\"datePublished\":\"2020-06-07T00:03:48+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-07T10:18:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png\",\"width\":912,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo qabtay shir jaraa\u2019id ayaa sheegay in wasaaradda amniga Galmudug ay qabatay miino nuuca baabuurta lagu dhajiyo oo la qorsheynayay in gaarigiisa loogu xiro si loogu qarxiyo. Wasiirka amniga wuxuu sheegay qabashada Miinadaas kadib in ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan nin katirsan raggii falkaan ka dambeeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-07T00:03:48+00:00","article_modified_time":"2020-06-07T10:18:22+00:00","og_image":[{"width":912,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/","name":"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png","datePublished":"2020-06-07T00:03:48+00:00","dateModified":"2020-06-07T10:18:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-14.png","width":912,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-miino-qarax-kabad-baaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Wasiir fiqi oo Qarax kabad baaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146552"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146552"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146561,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146552\/revisions\/146561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146553"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}