{"id":146555,"date":"2020-06-09T10:41:47","date_gmt":"2020-06-09T07:41:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146555"},"modified":"2020-06-09T10:41:47","modified_gmt":"2020-06-09T07:41:47","slug":"cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku aragti noqday Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, marka ay noqoto habka loo wajahayo doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadkan.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada, saamileyda siyaasadda, baarlamanka iyo xukuumadda.<\/p>\n<p>\u201cQabashada doorashada heer federal waxaan looga maarmeyn in wada tashi deg-deg ah ay isugu yimaadaan dhammaan xukuumadda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka, DXDF iyo daneenayaasha siyaasadda si loo helo qaab raali la isaga yahay oo doorashada lagu galo,\u201d ayuu Senator Cabdi Xaashi ku yiri Qoraal uu soo dhigay barta twitter-ka ee Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Aragtidan ayaa sidoo kale ah tan uu qabo ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, hase yeeshee ka duwan tan madaxweyne Maxamed Cadbullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa aamisan in dowlad goboleedyada ay wakiilo ka yihiin xildhibaanadooda, sidaas darteedna ayaga iyo mucaaradka aan lagala tashaneyn arrimaha doorashada, loona madax-baneeyo guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran. Guddiga ayaa ku xiran Villa Somalia, sida la rumeysan yahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, guddoomiye Cabdi Xaashi iyo ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa maanta kulan albaabada u xiran yihiin oo ku saabsan arrimaha doorashada ku yeeshay hoyga Cabdi Xaashi ee Muqdisho. Kulankan ayaan wax faah-faahin ah laga hayn.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa u muuqata inay u kala qeybsameyso madaxweynaha iyo guddoonka golaha shacabka oo dhinac ah, iyo Kheyre iyo guddoonka Aqalka Sare oo dhinac kale ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku aragti noqday Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, marka ay noqoto habka loo wajahayo doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadkan. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada, saamileyda siyaasadda, baarlamanka iyo xukuumadda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146654,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku aragti noqday Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, marka ay noqoto habka loo wajahayo doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadkan. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada, saamileyda siyaasadda, baarlamanka iyo xukuumadda. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-09T07:41:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"657\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-09T07:41:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg\",\"width\":657,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku aragti noqday Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, marka ay noqoto habka loo wajahayo doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan sanadkan. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa soo jeediyey in wada-tashiyada la xiriira doorashada heer federaal ay qeyb ka noqdaan dowlad goboleedyada, saamileyda siyaasadda, baarlamanka iyo xukuumadda. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-09T07:41:47+00:00","og_image":[{"width":657,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/","name":"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg","datePublished":"2020-06-09T07:41:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture.jpg","width":657,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-dalab-culus-soojeediyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi oo dalab culus soojeediyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146555"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146655,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146555\/revisions\/146655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146654"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}