{"id":146602,"date":"2020-06-07T19:08:00","date_gmt":"2020-06-07T16:08:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146602"},"modified":"2020-06-07T19:11:52","modified_gmt":"2020-06-07T16:11:52","slug":"waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/","title":{"rendered":"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo goor dhow wariyeyaasha la hadlayay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuunisku qarxiyo dadkii maanta dhigay banaan bixii ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in ninka oo xirnaa jaakadaha qarxa uu rabay inuu isku qarxiyo dibad baxayaasha, waxaana uu tilmaamay in baaritaan ku socdo ninkaas, qalabkii uu isku qarxin rabay gacanta lagu haayo.<\/p>\n<p>\u201cDhagar qabe doonayay inuu maanta isku qarxiyo banaan baxayaasha ayaa ciidamada Amniga gacanta ku soo dhigeen iyo jaakadii qaraxa aheyd ee uu watay baaritaan ayaana ku socda\u201dayuu yiri Afhayeenka Booliska.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in wixii ku soo kordha baaritaanka ninkaas isku qarxin rabay banaan baxayaasha ay dib ka soo sheegi doonaan.<\/p>\n<p>Ma sheegin goobta laga qabtay ninkaas ee uu doonayay inuu isku qarxiyo, waxaana maanta magaalada Muqdisho ay banaan baxyada lagu taageerayay hadalkii Madaxweynaha ay ka dhaceen illaa afar goobood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F262304934856258%2F&amp;show_text=0&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo goor dhow wariyeyaasha la hadlayay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuunisku qarxiyo dadkii maanta dhigay banaan bixii ka dhacay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in ninka oo xirnaa jaakadaha qarxa uu rabay inuu isku qarxiyo dibad baxayaasha, waxaana uu tilmaamay in baaritaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146603,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo goor dhow wariyeyaasha la hadlayay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuunisku qarxiyo dadkii maanta dhigay banaan bixii ka dhacay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in ninka oo xirnaa jaakadaha qarxa uu rabay inuu isku qarxiyo dibad baxayaasha, waxaana uu tilmaamay in baaritaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-07T16:08:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-07T16:11:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/\",\"name\":\"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-07T16:08:00+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-07T16:11:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo goor dhow wariyeyaasha la hadlayay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuunisku qarxiyo dadkii maanta dhigay banaan bixii ka dhacay Muqdisho. Waxaa uu sheegay in ninka oo xirnaa jaakadaha qarxa uu rabay inuu isku qarxiyo dibad baxayaasha, waxaana uu tilmaamay in baaritaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-07T16:08:00+00:00","article_modified_time":"2020-06-07T16:11:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":397,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/","name":"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg","datePublished":"2020-06-07T16:08:00+00:00","dateModified":"2020-06-07T16:11:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/20200607_175103-696x397-1.jpg","width":696,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxaa-gacanta-lagu-dhigay-nin-doonayay-inuu-isku-qarxiyo-dibad-baxayaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo\u201cWaxaa gacanta lagu dhigay nin doonayay inuu isku qarxiyo dibad baxayaal\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146602"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146606,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146602\/revisions\/146606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146603"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}