{"id":146648,"date":"2020-06-08T15:45:27","date_gmt":"2020-06-08T12:45:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146648"},"modified":"2020-06-08T15:45:27","modified_gmt":"2020-06-08T12:45:27","slug":"daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/","title":{"rendered":"Daawo &#8220;Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146649\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"531\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17-300x235.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17-536x420.png 536w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sida uu u arko buuqii ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo uu madaxweyne Farmaajo furayey kala fadhigii 7-aad ee labada Aqal.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne Farmaajo uu ka faa\u2019ideysan waayo tallooyinkii ay u jeediyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, islamarkaana uu ka hadli waayey xaaladda dhabta ah ee dalka ku jiro.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo inuu kaliya diiradda saaro faan iyo inuu sheegto waxqabad aan loo jeedin, sida uu hadalka u dhigay, halkii laga rabay inuu ka run sheego xaaladda uu dalka ku jiro.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha waxay aheyd inuu ku hadlo luuqad dib u heshiisiineed oo uu isku dayo in dadka ay kala irdheeyeen ugu baaqo isku soo noqosho iyo wadahadal,\u201d ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.<br \/>\nMar wax laga waydiiyey Buuqii iyo foodadii ka dhacday kulankii baarlamaanka xilli uu khudbad jeedinayey Madaxweyne Farmaajo ayuu sheegay in isaga indhihiisa arkayeen Labo senator oo ku buuqay khudbadii Madaxweynaha, kuwaasoo maalmo ka hor laga celiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Wuxuu arrintaas ku tilmaamay inay aheyd fursadda kaliya ee madaxweyne Farmaajo looga aargudan karay xilli ay xaadir ahaayeen dhammaan xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cTallaabo qaldan ilama ahayn wixii baarlamaanka ka dhacay iyo buuqii Xildhibaannada waxaa la rabaa Madaxweynuhu inuu dareemo xanuunka ay leedahay markuu isagu Dastuurka ku tumanayey buuq yar buu u adkeysan waayeyee, Siyaasiyiin buu amray in guryahooda lagu weeeraro, Madaxweynayaashii xilka uga horreeyey buu isbaaro garoonka u dhigtay, Senatarada ku buuqay buu garoonka ka celiyey iyagoo Janaaso u socda\u201dayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo intaa ku daray inuu la yaaban yahay dulqaad la\u2019aanta Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdiraxmaan ayaa sheegay in markii xilka laga tuurayey Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Jawaari ay jireen Xildhibaano buuqayey iyo kuwa Firimbi yeerinayey.<\/p>\n<p>\u201dJawaari markii la ridayey xildhibaanno iyo wasiirro ayaa buuqayey oo Firimbi yeerinayey taas lama yaabbani ee dulqaad la\u2019aanta Madaxweynaha iyo waxa uu ku kacayo ayaa meel iskula kay gali weysan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/o9LlHtP5POg\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sida uu u arko buuqii ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo uu madaxweyne Farmaajo furayey kala fadhigii 7-aad ee labada Aqal. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146649,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146648","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo &quot;Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo &quot;Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sida uu u arko buuqii ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo uu madaxweyne Farmaajo furayey kala fadhigii 7-aad ee labada Aqal. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-08T12:45:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"531\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/\",\"name\":\"Daawo \\\"Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png\",\"datePublished\":\"2020-06-08T12:45:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png\",\"width\":678,\"height\":531},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo &#8220;Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo \"Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo \"Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay\" - Wardoon","og_description":"Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay sida uu u arko buuqii ka dhacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya oo uu madaxweyne Farmaajo furayey kala fadhigii 7-aad ee labada Aqal. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo wareysi siiyey Telefishinka Dalsan ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Madaxweyne [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-08T12:45:27+00:00","og_image":[{"width":678,"height":531,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/","name":"Daawo \"Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png","datePublished":"2020-06-08T12:45:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-17.png","width":678,"height":531},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-dulqaad-yaradiisa-baan-la-yaabanahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo &#8220;Farmaajo dulqaad yaradiisa baan la yaabanahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146648"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146650,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146648\/revisions\/146650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146649"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}