{"id":146656,"date":"2020-06-09T10:44:13","date_gmt":"2020-06-09T07:44:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146656"},"modified":"2020-06-10T11:11:22","modified_gmt":"2020-06-10T08:11:22","slug":"wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/","title":{"rendered":"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta in ay ku xad gudubtay madax banaanida Soomaaliya ayna dalka ka wado shaqooyin aan loo fasaxin.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shirkadda DP-world ay kusoo xadgudubtay madax banaanida Soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in shirkadaasi ay wado maalgashi sharci daro ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wasiir Cawad in shirkada DP World ay si sharci daro ah kula wareegtay una maalgalineyso dekadaha magaalooyinka Berbera iyo Boosaaso, waxa uuna cadeeyay in la joogo xiligii dowlada Soomaaliya iska difaaci laheyd xadgudubka shirkadaasi.<\/p>\n<p>\u201cShirkadda DP-world way na xumaysay, waxayna khatar gelisay midnimada dalkeenna, welina ma joojin faragelinteedii, waan sabirnay, sabirkuna xad ayuu leeyahay; waxaan diyaar u nahay in aan ka difaacno dalkeenna, si lamid ah cidkasta\u201dayuu yiri Wasiir Cawad oo la hadlayay Telefishinka Al-Carabiya.<\/p>\n<p>Shirkada DP-World ee laga leeyahay Imaaraadka ayaa heshiisyo aysan ka warqabin dowlada Dhaxe waxa ay la gashay maamulada Somaliland iyo Puntland iyadoona la wareegtay Dekadda Berbera iyo Boosaaso ay ka wado maalgashi caalami ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Spm_wUBm7rQ\" width=\"950\" height=\"787\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta in ay ku xad gudubtay madax banaanida Soomaaliya ayna dalka ka wado shaqooyin aan loo fasaxin. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shirkadda DP-world ay kusoo xadgudubtay madax banaanida Soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in shirkadaasi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146657,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta in ay ku xad gudubtay madax banaanida Soomaaliya ayna dalka ka wado shaqooyin aan loo fasaxin. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shirkadda DP-world ay kusoo xadgudubtay madax banaanida Soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in shirkadaasi ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-09T07:44:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-10T08:11:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"674\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/\",\"name\":\"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-09T07:44:13+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-10T08:11:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":674},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon","og_description":"Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta in ay ku xad gudubtay madax banaanida Soomaaliya ayna dalka ka wado shaqooyin aan loo fasaxin. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shirkadda DP-world ay kusoo xadgudubtay madax banaanida Soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in shirkadaasi ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-09T07:44:13+00:00","article_modified_time":"2020-06-10T08:11:22+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":674,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/","name":"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg","datePublished":"2020-06-09T07:44:13+00:00","dateModified":"2020-06-10T08:11:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/1200x-1.jpg","width":1200,"height":674},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-cawad-dp-world-sharci-daro-ayay-kula-wareegtay-dekedaheena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Cawad DP World sharci daro ayay kula wareegtay dekedaheena +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146656"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146656"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146710,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146656\/revisions\/146710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146657"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}