{"id":146662,"date":"2020-06-09T16:06:52","date_gmt":"2020-06-09T13:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146662"},"modified":"2020-06-09T16:06:52","modified_gmt":"2020-06-09T13:06:52","slug":"gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddoomiyihii golaha aqalka sare ee dalka Itoobiya, Khayriya Ibrahim ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay xilkaasi, kadib wareysi kooban oo ay siisay Telefishinka Tigrayga.<\/p>\n<p>Khayriya ayaa wareysiga ay bixisay ku shaacisay inay ay rabitaan-keeda xilka uga tegtay, islamarkaana aysan dooneyn inay garab u noqoto dowlad keli-talisnimo ah oo dhismeysa.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay xildhibaanada baarlamaanka ku eedeysay inay ku xad-gudbeen Dastuurka, una dhaqmeyn si aan wanaagsaneyn.<\/p>\n<p>\u201cKoox kelitalis ah oo malin-walba dastuurka dalka ku xad-gudbeysa inaan la sii shaqeeyo diyaar uma ihi.\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale Khayriya ayaa intaasi ku dartay \u201cSi ka baxsan dastuurka oo aan horay looga baran dalka Itoobiya ayey isku dayayaan in qodobbada dastuurka loo macneeyo ama wax looga beddelo.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa ay hoosta ka xariiday in dowladda hadda talada heysa ee Itoobiya ay dooneyso inay wax ka bedasho Dastuurka, si ay u sameysato muddo kororsi hor leh.<\/p>\n<p>\u201cDowladda talada dalka Itoobiya hadda hayso waxay isku dayeysaa iney qodobbada dastuurka ay isku laaqdo si ay u kororsato mudda xileedkeeda.\u201d ayey markale wareysiga ku tiri guddoomiyihii golaha aqalka sare ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Khayriya Ibrahim ayaa xilkan heysay muddo laba sano ah, iyadoona xubin ka ah xisbiga Tigrayga ee loo yaqaano TPLF.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Guddoomiyihii golaha aqalka sare ee dalka Itoobiya, Khayriya Ibrahim ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay xilkaasi, kadib wareysi kooban oo ay siisay Telefishinka Tigrayga. Khayriya ayaa wareysiga ay bixisay ku shaacisay inay ay rabitaan-keeda xilka uga tegtay, islamarkaana aysan dooneyn inay garab u noqoto dowlad keli-talisnimo ah oo dhismeysa. Sidoo kale waxay xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146664,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Guddoomiyihii golaha aqalka sare ee dalka Itoobiya, Khayriya Ibrahim ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay xilkaasi, kadib wareysi kooban oo ay siisay Telefishinka Tigrayga. Khayriya ayaa wareysiga ay bixisay ku shaacisay inay ay rabitaan-keeda xilka uga tegtay, islamarkaana aysan dooneyn inay garab u noqoto dowlad keli-talisnimo ah oo dhismeysa. Sidoo kale waxay xildhibaanada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-09T13:06:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"624\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/\",\"name\":\"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png\",\"datePublished\":\"2020-06-09T13:06:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png\",\"width\":624,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon","og_description":"&nbsp; Guddoomiyihii golaha aqalka sare ee dalka Itoobiya, Khayriya Ibrahim ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay xilkaasi, kadib wareysi kooban oo ay siisay Telefishinka Tigrayga. Khayriya ayaa wareysiga ay bixisay ku shaacisay inay ay rabitaan-keeda xilka uga tegtay, islamarkaana aysan dooneyn inay garab u noqoto dowlad keli-talisnimo ah oo dhismeysa. Sidoo kale waxay xildhibaanada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-09T13:06:52+00:00","og_image":[{"width":624,"height":351,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/","name":"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png","datePublished":"2020-06-09T13:06:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/112808666_61551c0b-933e-4e0a-8b98-3126e44a60fb.png","width":624,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-aqalka-sare-ee-itoobiya-oo-is-casishay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyihii Aqalka Sare ee Itoobiya oo is-casishay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146662"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146665,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146662\/revisions\/146665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146664"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}