{"id":146683,"date":"2020-06-10T10:31:51","date_gmt":"2020-06-10T07:31:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146683"},"modified":"2020-06-10T10:51:46","modified_gmt":"2020-06-10T07:51:46","slug":"daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/","title":{"rendered":"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146684\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg\" alt=\"\" width=\"681\" height=\"564\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg 681w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad-300x248.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad-507x420.jpg 507w\" sizes=\"(max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad, golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Senator Mowliid Guhaad ayaa guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ku eedeeyay xad-gudub ka dhan ah xeer hoosaadka golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare ayaa guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi ku eedeeyay in shirkii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare uu ku qabtay qadka muuqaalka ee Zoom-ka, iyadoo sida uu sheegay ay aheyd in shirkaas uu si toos ah ugu qabto xarunta golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Shirka guddi hoosaadka ayaa laga soo saaray qoraalkii madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ugu baaqay shir ay isugu yimaadaan kahor 25-ka bishan.<\/p>\n<p>\u201cXalay saq dhexe ayuu guddoomiye Cabdi Xaashi ii soo diray xoghayaha aqalka, waxuuna iisoo faray in kulankii lagu balansanaa in maanta uu ka dhaco xarunta guud ee golaha uu u bedalay mid ku dhici doona Zoom, isaga oo cidna aan kala tashan oo xarunta ay taallo 100 kursi oo Senator-kiiba uu kaligii fariisan karo hal leyn.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxa uu diiday inay isku yimaadaan senatarro ku wada sugan Muqdisho, waxauuna Zoom u galay senatarro jooga dalka dibadiisa iyo gobolada kale ee dalka, taas oo xadgudub ku ah xeer hoosaadka Aqalka,\u201d ayuu yiri Senator Mowliid Guhaad oo ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare, lana safan Villa Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in guddoomiye Cabdi Xaashi uu doonayo in shuruucda meel marinta u baahan ee dalka uu marka hore soo ansixiyo golaha shacabka, kadibna loo soo gudbiyo golaha Aqalka Sare, taas oo uu sheegay inay keeni karto dib u dhac weyn, waqtina aan loo heyn.<\/p>\n<p>Senator Mowliid Guhaad ayaa sheegay inuu taageersan yahay qorshe ay Madaxtooyada gadaal ka riixeyso, kaas oo ah in fadhiyada labada Aqal ee baarlamaanka ay noqdaan kuwo u dhaca si wadajir ah, si hal fadhi ay ugu ansixiyaan sharciyada dalka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka soo hor jeestay in labada Aqal ee baarlamaanka ay kulamo wadajir ah ku meel-mariyaan sharciyada ansixinta u baahan ee dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku adkeysanaya, sida markii horeba uu sharcigu ahaa in marka Golaha Shacabku soo ansixiyo sharciyada, kadibna loo soo gudbiyo golaha Aqalka Sare, taas oo hadda u muuqata inay khilaaf cusub ka dhex abuurtay guddoomiyaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa labaad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QwC3mIklzPM\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad, golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Senator Mowliid Guhaad ayaa guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ku eedeeyay xad-gudub ka dhan ah xeer hoosaadka golaha Aqalka Sare. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare ayaa guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi ku eedeeyay in shirkii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare uu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146684,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka labaad, golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Senator Mowliid Guhaad ayaa guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ku eedeeyay xad-gudub ka dhan ah xeer hoosaadka golaha Aqalka Sare. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare ayaa guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi ku eedeeyay in shirkii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare uu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-10T07:31:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-10T07:51:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"564\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/\",\"name\":\"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-10T07:31:51+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-10T07:51:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg\",\"width\":681,\"height\":564},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka labaad, golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Senator Mowliid Guhaad ayaa guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ku eedeeyay xad-gudub ka dhan ah xeer hoosaadka golaha Aqalka Sare. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Aqalka Sare ayaa guddoomiyaha golaha Cabdi Xaashi ku eedeeyay in shirkii guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare uu ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-10T07:31:51+00:00","article_modified_time":"2020-06-10T07:51:46+00:00","og_image":[{"width":681,"height":564,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/","name":"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg","datePublished":"2020-06-10T07:31:51+00:00","dateModified":"2020-06-10T07:51:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Guhaad.jpg","width":681,"height":564},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoonka-aqalka-sare-oo-laba-garab-u-kala-jabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Guddoonka Aqalka Sare oo laba garab u kala jabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146683"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146683"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146693,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146683\/revisions\/146693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}