{"id":146747,"date":"2020-06-10T13:24:34","date_gmt":"2020-06-10T10:24:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146747"},"modified":"2020-06-10T13:24:34","modified_gmt":"2020-06-10T10:24:34","slug":"beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/","title":{"rendered":"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Beledweyne ayaa saaka ka hortagay dibad-bax la filyey in lagu qabto gudaha magaaladaasi, kaas oo la sheegay in lagu taageeri lahaa madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay kala dareeriyeen dadkii qaban-qaabinayey banaan-baxaasi, iyadoona ciidamo Boolis ah la dhigay baartamaha Beledweyne.<\/p>\n<p>Taliska Booliska gobolka Hiiraan oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay in aan lagu soo wargelin dibax-baxa la joojiyey, wuxuuna talisku shaaciyey in aysan ogolaan doonin in la sameeyo isu soo bax sharci darro ah, iyadoo aan la ogeysiin saraakiisha dhinaca amniga.<\/p>\n<p>Dhankiisa guddoomiye ku xigeenka amniga maamulka gobolka Hiiraan oo shir jaraa\u2019id qabtay ayaa sheegay in deegaanada HirShabelle aan laga dhigi karin dibad-bax uusan la socon maamulkaasi, wuxuuna shacabka ugu baaqay inay ilaaliyaan nabad-geliyada.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa ku soo aadeysay, iyadoo maalin ka hor Puntland ay joojisay dibad-bax ka dhici lahaa magaalada Boosaaso, kaas oo lagu taageeri lahaa Madaxweynaha Somalia.<\/p>\n<p>Dhowaan ayey sidoo kale aheyd markii banaan-baxyo waa-weyn oo lagu taageeray hadalkii Farmaajo ee arrinta maqaamka Muqdisho lagu qabay gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FShabeeldhaanshe%2Fvideos%2F10219005889993052%2F&amp;show_text=0&amp;width=267\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Beledweyne ayaa saaka ka hortagay dibad-bax la filyey in lagu qabto gudaha magaaladaasi, kaas oo la sheegay in lagu taageeri lahaa madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay kala dareeriyeen dadkii qaban-qaabinayey banaan-baxaasi, iyadoona ciidamo Boolis ah la dhigay baartamaha Beledweyne. Taliska Booliska gobolka Hiiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Beledweyne ayaa saaka ka hortagay dibad-bax la filyey in lagu qabto gudaha magaaladaasi, kaas oo la sheegay in lagu taageeri lahaa madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay kala dareeriyeen dadkii qaban-qaabinayey banaan-baxaasi, iyadoona ciidamo Boolis ah la dhigay baartamaha Beledweyne. Taliska Booliska gobolka Hiiraan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-10T10:24:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"751\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"538\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/\",\"name\":\"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png\",\"datePublished\":\"2020-06-10T10:24:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png\",\"width\":751,\"height\":538},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee ka howlgala Beledweyne ayaa saaka ka hortagay dibad-bax la filyey in lagu qabto gudaha magaaladaasi, kaas oo la sheegay in lagu taageeri lahaa madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay kala dareeriyeen dadkii qaban-qaabinayey banaan-baxaasi, iyadoona ciidamo Boolis ah la dhigay baartamaha Beledweyne. Taliska Booliska gobolka Hiiraan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-10T10:24:34+00:00","og_image":[{"width":751,"height":538,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/","name":"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png","datePublished":"2020-06-10T10:24:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-22.png","width":751,"height":538},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beledwayne-dibad-bax-lagu-taageeri-lahaa-farmaajo-oo-ladiidayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beledwayne DIBAD-BAX lagu taageeri lahaa Farmaajo oo ladiiday+Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146747"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146747"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146747\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146750,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146747\/revisions\/146750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146749"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}