{"id":146768,"date":"2020-06-11T01:58:01","date_gmt":"2020-06-10T22:58:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146768"},"modified":"2020-06-11T02:03:58","modified_gmt":"2020-06-10T23:03:58","slug":"nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/","title":{"rendered":"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520.png\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520.png 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/FB_IMG_1559338539520-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Kulan uu maanta magaalada Addis Ababa ku yeeshay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay guddoomiye Soomaali ah loogu doortay golahaas.<\/p>\n<p>Aadan Faarax Ibraahim, oo dowlad deegaanka Soomaalida kasoo noqday Madaxweyne ku xigeen ayaa maanta cod aqlabiyad leh loogu doortay guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Guddoomiyahan cusub ayaa siyaasi caana ka ah dalka Itoobiya, waxuuna xilal kala duwan ka soo qabtay deegaanka Soomaalida, isagoo hadda ahaa madaxweyne ku xigeenka deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Aadan ayaa noqonaya Soomaaligii ugu horeeyay ee xil sidaasi u sareeya ka qabta dowladda Itoobiya, iyadoo golaha Aqalka sare ee dalkaas oo ka kooban 153-Xubnood ay Soomaalidu ku leedahay lix kursi oo kaliya.<\/p>\n<p>Dalka Itoobiya waxaa ka jirta xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashada dib loo dhigay, waxuuna guddoomiyahan cusub bedelayaa Kheyriya Ibraahim oo maalin ka hor xilkaas iska casishay, kadib markii ay ka war heshay in xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy mudada xil heynta look or dhinayo, iyadoo maanta waqti aan la cayimin dib loo dhigay doorashiiyinkii guud ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Horay golaha Aqalka Sare waxaa guddoomiye ku xigeen uga ahaa Maxamed Rashiid Xaaji oo isna ah Soomaali, waxuuna maanta xilkaas uga tegay si iskiis ah, maadaama guddoomiyaha la doortay ay kasoo wadajeedaan ismaamulka Soomaalida.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare waxaa isla maantaba loo doortay Itsegenet Mengistu.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan uu maanta magaalada Addis Ababa ku yeeshay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay guddoomiye Soomaali ah loogu doortay golahaas. Aadan Faarax Ibraahim, oo dowlad deegaanka Soomaalida kasoo noqday Madaxweyne ku xigeen ayaa maanta cod aqlabiyad leh loogu doortay guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Itoobiya. Guddoomiyahan cusub ayaa siyaasi caana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan uu maanta magaalada Addis Ababa ku yeeshay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay guddoomiye Soomaali ah loogu doortay golahaas. Aadan Faarax Ibraahim, oo dowlad deegaanka Soomaalida kasoo noqday Madaxweyne ku xigeen ayaa maanta cod aqlabiyad leh loogu doortay guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Itoobiya. Guddoomiyahan cusub ayaa siyaasi caana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-10T22:58:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-10T23:03:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"672\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/\",\"name\":\"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png\",\"datePublished\":\"2020-06-10T22:58:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-10T23:03:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png\",\"width\":672,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon","og_description":"Kulan uu maanta magaalada Addis Ababa ku yeeshay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay guddoomiye Soomaali ah loogu doortay golahaas. Aadan Faarax Ibraahim, oo dowlad deegaanka Soomaalida kasoo noqday Madaxweyne ku xigeen ayaa maanta cod aqlabiyad leh loogu doortay guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Itoobiya. Guddoomiyahan cusub ayaa siyaasi caana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-10T22:58:01+00:00","article_modified_time":"2020-06-10T23:03:58+00:00","og_image":[{"width":672,"height":388,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/","name":"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png","datePublished":"2020-06-10T22:58:01+00:00","dateModified":"2020-06-10T23:03:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-27.png","width":672,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146768"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146768\/revisions\/146773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146769"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}