{"id":146795,"date":"2020-06-11T17:08:45","date_gmt":"2020-06-11T14:08:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146795"},"modified":"2020-06-11T17:08:45","modified_gmt":"2020-06-11T14:08:45","slug":"yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/","title":{"rendered":"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146796\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg\" alt=\"\" width=\"302\" height=\"167\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg 302w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 302px) 100vw, 302px\" \/>Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa laga yaabaa in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo looga arinsanayo doorashada Soomaaliya iyo waliba nuuca ay noqoneyso.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa dhawaan ku baaqay Gudoomiyaha Aqalka sare, waxaana soo dhaweeyay inta badan maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxtooyada Soomaaliya ayaan wali ka hadlin shirkan lagu baaqay ee looga arinsanayo xaalada dalka gaar ahaan doorashada.<\/p>\n<p>Wali lama oga xiliga uu dhacayo shirkan wadatashiga ah ee lagu baaqay iyo halka uu ka dhici doono, sidoo kale macada go\u2019aanka Madaxtooyada Soomaaliya ay ka qaadan doonto shirkan xasaasiga ah.<\/p>\n<p>Shirkan qabsoomidiisa hadii la isla ogolaado ayaa hadana waxaa la isweediinayaa halka lagu qabanayo iyo waliba cida marti galineysa, maamulada qaar ayaa laga yaabaa in ay saluugaan hadii shirkaas gogoshiisa Muqdisho la dhigo.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug oo xiriir wanaagsan la leh dowlada federaalka sidoo kale aysan isku xumeyn maamulada kale ee dowlada isku xun yihiin ayaa laga yaabaa in ay qaadato doorka marti galinta shirkan wadatashiga ah.<\/p>\n<p>Shirkan wadatashiga ayaa sidoo kale door muuqda gaar ahaan qaban qaabada iyo fududeyntiisa waxaa gacan ka geesanaya beesha Caalamka gaar ahaan Qaramada Midoobay oo taageersan qabsoomida shirkan.<\/p>\n<p>Shirkan wadatashiga ayaana hadii la isku waafaqo qabsoomidiisa laguna heshiiyo lagu go\u2019aamin doonaa doorashada Soomaaliya ka dhaceysa gaar ahaan nuuca ay noqoneyso iyo xiliga ay dhaceyso.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa cadaadis dhinacyo kala duwan uga imaanaya kala kulmeysa sidii loo qaban lahaa shir wadatashi ah oo looga arinsanayo doorashada Soomaaliya, waxaana doorashada soo dhawaatay xili uu xun yahay xiriirka dowlada Dhaxe iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa laga yaabaa in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo looga arinsanayo doorashada Soomaaliya iyo waliba nuuca ay noqoneyso. Shirkan waxaa dhawaan ku baaqay Gudoomiyaha Aqalka sare, waxaana soo dhaweeyay inta badan maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxtooyada Soomaaliya ayaan wali ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146796,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146795","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa laga yaabaa in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo looga arinsanayo doorashada Soomaaliya iyo waliba nuuca ay noqoneyso. Shirkan waxaa dhawaan ku baaqay Gudoomiyaha Aqalka sare, waxaana soo dhaweeyay inta badan maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxtooyada Soomaaliya ayaan wali ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-11T14:08:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"302\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"167\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/\",\"name\":\"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-11T14:08:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg\",\"width\":302,\"height\":167},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon","og_description":"Madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa laga yaabaa in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo looga arinsanayo doorashada Soomaaliya iyo waliba nuuca ay noqoneyso. Shirkan waxaa dhawaan ku baaqay Gudoomiyaha Aqalka sare, waxaana soo dhaweeyay inta badan maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxtooyada Soomaaliya ayaan wali ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-11T14:08:45+00:00","og_image":[{"width":302,"height":167,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/","name":"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg","datePublished":"2020-06-11T14:08:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/index.jpg","width":302,"height":167},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yaa-marti-galinaya-shirka-dowlada-iyo-kuwa-maamulada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yaa marti galinaya shirka Dowlada iyo kuwa Maamulada ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146795"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146795"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146795\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146797,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146795\/revisions\/146797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146796"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}