{"id":146868,"date":"2020-06-14T13:23:50","date_gmt":"2020-06-14T10:23:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146868"},"modified":"2020-06-14T23:21:41","modified_gmt":"2020-06-14T20:21:41","slug":"axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa sheegtay in aqoonsigaas uu yahay mid Axmed Madoobe loogu aqoonsaday inuu si kumeel gaar ah u noqdo madaxweynaha Jubblanad muddo laba sano ah.<\/p>\n<p>Labada sano ee Axmed Madoobe loogu aqoonsanday Madaxweynaha Jubbaland ayey sheegtay Dowladda inay ka bilaabaneyso waqtigii ay dhacday doorashadii Kismaayo ee dib loogu doortay, taasoo ka dhigan in hadda ay kaliya u hartay hal sano iyo dhowr bilood.<\/p>\n<p>Sidoo kale war-saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda ayaa Axmed Madoobe loogu baaqay inuu isku keeno qeybaha kala duwan ee Jubbaland si looga tashto dhismaha Maamulka Jubbaland marka uu dhamaado waqtiga kumeel gaarka ah ee loo ogolaaday Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa ugu dambeyntii cambaareysay faragelin ay sheegtay inay Dowladda Kenya ku heysto arrimaha Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyada oo ka duuleysa qaraarkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ay ku ansixiyeen go\u2019aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta kaasoo ay ku caddaysay inaysan aqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii Jubaland ee hareer marsanaa habraacyada saxda ah ee ay dejisay Wasaaradda, kana hor imaanayay Dastuurka Jubaland iyo Dastuurka Federaalka;<\/p>\n<p>DFS iyada oo tixgelisay mawqifkii caddaa ee Beesha Caalamka ee ku aaddanaa in ay lagama maarmaan tahay in ay dhacdo doorasho la isku raacsanyahay, la isku halleyn karo, haysata taageerada dadka Jubalanad oo dhan, horseedi karta midnimada bulshada Jubaland, laguna duray sax ahaanshaha doorashadii dhacday;<\/p>\n<p>DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha doorashooyinka Jubaland taasoo dooneyso in ay cadaadis siyaasadeed uga dhigto Dawladda Federaalka Soomaaliya si ay danaheeda uga gaarto qadiyadaha lagu muransan yahay ee dhex yaalla labada wadan gaar ahaan dacwada badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>DFS oo garawsan baahida loo qabo in la helo maamul ay heshiis ku yihiin dhammaan dadka deegaanka, ayna lagama maarmaan tahay in la lasoo afjaro khilaafaadka soo jiitamayay waxay soosaartay go\u2019aamadan;<\/p>\n<p>1- DFS waxay Mudane Axmed Maxamed Islaam u aqoonsanaysaa Madaweynaha Maamulka Kumeel Gaar ah ee Jubaland.<br \/>\n2- Muddo-xileedka Maamulkan KMG ah waa labo sano ah oo ka bilaabanaysa xilligii uu dhammaaday muddo xileedkii u dambeeyay.<br \/>\n3- Waxaan ugu baaqaynaa Madaxweynaha KMG ee Jubaland inuu fidiyo gogol ay isugu imanayaan dhammaan dadkii ku kala irdhoobay khilaafka ka dhashay doorashadii Jubaland si dib loogu yagleelo Jubaland mideysan, ayna ka dhacdo doorasho waafaqsan Dastuurka Jubaland iyo Dastuurka Federaalka.<br \/>\n4- DFS iyada oo gudanaysa waajibeedkeeda dastuuriga ah waxay mar walba u taagan tahay ilaalinta danadaha qaranka, midnimada shacabkeeda iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland. Dowladda ayaa sheegtay in aqoonsigaas uu yahay mid Axmed Madoobe loogu aqoonsaday inuu si kumeel gaar ah u noqdo madaxweynaha Jubblanad muddo laba sano ah. Labada sano ee Axmed Madoobe loogu aqoonsanday Madaxweynaha Jubbaland ayey sheegtay Dowladda inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146870,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland. Dowladda ayaa sheegtay in aqoonsigaas uu yahay mid Axmed Madoobe loogu aqoonsaday inuu si kumeel gaar ah u noqdo madaxweynaha Jubblanad muddo laba sano ah. Labada sano ee Axmed Madoobe loogu aqoonsanday Madaxweynaha Jubbaland ayey sheegtay Dowladda inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-14T10:23:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-14T20:21:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"459\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png\",\"datePublished\":\"2020-06-14T10:23:50+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-14T20:21:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png\",\"width\":686,\"height\":459},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon","og_description":"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Axmed Madoobe u aqoonsatay Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland. Dowladda ayaa sheegtay in aqoonsigaas uu yahay mid Axmed Madoobe loogu aqoonsaday inuu si kumeel gaar ah u noqdo madaxweynaha Jubblanad muddo laba sano ah. Labada sano ee Axmed Madoobe loogu aqoonsanday Madaxweynaha Jubbaland ayey sheegtay Dowladda inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-14T10:23:50+00:00","article_modified_time":"2020-06-14T20:21:41+00:00","og_image":[{"width":686,"height":459,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/","name":"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png","datePublished":"2020-06-14T10:23:50+00:00","dateModified":"2020-06-14T20:21:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-37.png","width":686,"height":459},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-loo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo loo aqoonsaday madaxweynaha Jubaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146868"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146875,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146868\/revisions\/146875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146870"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}