{"id":146876,"date":"2020-06-15T10:30:09","date_gmt":"2020-06-15T07:30:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146876"},"modified":"2020-06-15T13:48:16","modified_gmt":"2020-06-15T10:48:16","slug":"raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146878\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png 680w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy-300x190.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy-664x420.png 664w\" sizes=\"(max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Mudane Abiy Axmed ayaa saaka ka baxay dalka Jabuuti oo uu shalay uga qeyb-galay wejiga koowaad ee shirka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo shalay ka furmay dalkaasi.<\/p>\n<p>Abiy iyo wafdigii la socday oo ku sii jeeda Itoobiya ayaa waxaa garoonka Ambouli ku sii sagootiyey mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda jamhuuriyadda Jabuuti.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa door weyn kulahaa qorsheynya iyo qaban-qaabada shirka ka furmay Jabuuti, kaas oo maanta galaya maalintisii labaad.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu shalay ka jeediyey furitaanka shirka khudbad xasaasi ah oo uga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiim xaaladaha Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ayaa carabka ku dhuftay in meelo badan oo dunida ah ka mid ah laga heshiiyey dhibaatooyin ka waa-weyn kuwa dhex yaalla Soomaaliya iyo Somaliland, loona baahan yahay in dhinacyadu ay sii wadaan wada xaajoodkooda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu u mahadceliyey Madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Gelle oo shirkaasi marti-geliyey, sidoo kalena guddoomiyey furitaankiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Mudane Abiy Axmed ayaa saaka ka baxay dalka Jabuuti oo uu shalay uga qeyb-galay wejiga koowaad ee shirka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo shalay ka furmay dalkaasi. Abiy iyo wafdigii la socday oo ku sii jeeda Itoobiya ayaa waxaa garoonka Ambouli ku sii sagootiyey mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Mudane Abiy Axmed ayaa saaka ka baxay dalka Jabuuti oo uu shalay uga qeyb-galay wejiga koowaad ee shirka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo shalay ka furmay dalkaasi. Abiy iyo wafdigii la socday oo ku sii jeeda Itoobiya ayaa waxaa garoonka Ambouli ku sii sagootiyey mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T07:30:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-15T10:48:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T07:30:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-15T10:48:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png\",\"width\":680,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Mudane Abiy Axmed ayaa saaka ka baxay dalka Jabuuti oo uu shalay uga qeyb-galay wejiga koowaad ee shirka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo shalay ka furmay dalkaasi. Abiy iyo wafdigii la socday oo ku sii jeeda Itoobiya ayaa waxaa garoonka Ambouli ku sii sagootiyey mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T07:30:09+00:00","article_modified_time":"2020-06-15T10:48:16+00:00","og_image":[{"width":680,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/","name":"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png","datePublished":"2020-06-15T07:30:09+00:00","dateModified":"2020-06-15T10:48:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/abiy.png","width":680,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-abiy-axmed-oo-kulaabtay-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo kulaabtay Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146876"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146879,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146876\/revisions\/146879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146878"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}