{"id":146898,"date":"2020-06-15T13:40:23","date_gmt":"2020-06-15T10:40:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146898"},"modified":"2020-06-15T13:40:23","modified_gmt":"2020-06-15T10:40:23","slug":"daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/","title":{"rendered":"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa  Wadahadalada DF iyo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39-300x255.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39-495x420.png 495w\" sizes=\"(max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Siciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay gacan bidixineyso doorashooyinkaasi, si ay u sameysato muddo kororsi hor leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay inay dano siyaasadeed ka leedahay sharciga doorashooyinka ee la meel-mariyey, wuxuuna ka dalbaday golaha wakiilada Puntland inay gabi-ahaan laalaan sharcigaasi, maadaama aan laga talo-gelin sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale ugu baaqay saamileyda siyaasadda inay isugu yimaadaan shirweyne ballaaran, si looga tashado aayaha dalka iyo sida loo wajahayo hanaanka doorashooyinka soo socda ee 2020 illaa 2021-ka.<\/p>\n<p>Deni ayaa sidoo kale carabka ku goday in dowladda Soomaaliya ay diiday gogol u dhigay si wada-hadal loogu dhameeyo khilaafaadka hadda jira.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn soo hadal qaaday shirka wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socda dalka jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo shaaciyey in Puntand aysan qeyb ka aheyn shirkaasi, islamarkaana aysan aqoonsan doonin wixii ka soo baxa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cadaynaynaa inaan marna ogolaan doonin natiija ka soo baxda wadahadal kasta oo lala galo Somaliland oo aysan Puntland qayb ka ahayn. Puntland waxaa Somaliland kala dhexeeyo khilaaf dhuleed taas oo u baahan inaan xal ka gaarno.\u201d ayuu khubadiisa ku yiri madaxweynaha dowlad goboleeda Puntland, Mudane Siciid Deni.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F2520930631550472%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020 illaa 2021-ka. Ugu horreyn Siciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay gacan bidixineyso doorashooyinkaasi, si ay u sameysato muddo kororsi hor leh. Sidoo kale wuxuu sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020 illaa 2021-ka. Ugu horreyn Siciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay gacan bidixineyso doorashooyinkaasi, si ay u sameysato muddo kororsi hor leh. Sidoo kale wuxuu sheegay inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T10:40:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"489\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/\",\"name\":\"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T10:40:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"width\":576,\"height\":489},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashada ee 2020 illaa 2021-ka. Ugu horreyn Siciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya inay gacan bidixineyso doorashooyinkaasi, si ay u sameysato muddo kororsi hor leh. Sidoo kale wuxuu sheegay inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T10:40:23+00:00","og_image":[{"width":576,"height":489,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/","name":"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","datePublished":"2020-06-15T10:40:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","width":576,"height":489},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-sheegay-inuusan-aqoonsan-doonin-waxa-kasoobaxa-wadahadalada-df-iyo-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Deni oo sheegay inuusan aqoonsan doonin waxa kasoobaxa Wadahadalada DF iyo Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146898"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146898"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146898\/revisions\/146900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}