{"id":146902,"date":"2020-06-15T13:58:35","date_gmt":"2020-06-15T10:58:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146902"},"modified":"2020-06-15T13:58:35","modified_gmt":"2020-06-15T10:58:35","slug":"warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/","title":{"rendered":"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ka sokow wada xaajoodyada ay leeyihiin guddiya gaarka ah ee labada dhinac ee Soomaaliya &amp; Somaliland kuna shirsan magaalada Jabuuti, haddana kulan gaar ah ayaa dhexmaray Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Biixi, Madaxweyne Geelle &amp; Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana aad looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo waxyaabaha muhiimka ah ee iskaga xiran labada dhinac.<\/p>\n<p>Wada hadalada gaarka ah lama oga sida dhabta ah waxa loogu gaaray ka hor inta aysan Madaxweyne Farmaajo &amp; Madaxweyne Biixi dib ugu laaban Hargeysa iyo Muqdisho, haddana qodobada adag ee laga hadlayo waxaa kamid ah sida ugu macquulsan ee labada dhinacba ku heshiin karaan.<\/p>\n<p>Dawladda Mareykanka, waxay xalay u sheegtay Soomaalida in ay qasab tahay in markale la helo rasmi ah oo Midnimo, ayna doonayso in taas laga wada hadlo, waxayna maalmaha soo socda cadeyn doonan doonistooda oo aan qarsooneyn.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in wada hadalka labada dhinac ay bar u noqoto Jabuuti, sannad gudihiisna lagu soo afjaro sidii xal waara loo gaari lahaa.<\/p>\n<p>Somaliland, waxay miiska dooda keentay dooda ku wajahan in la noqdo sida dalalka Yurub oo kale, oo ay ku wada nooladan Somaliland &amp; Soomaaliya, laakiin taasi waxaa diiday dawladda Faderaalka Soomaaliya oo doonaysa nidaam ku dhisan dawlad Federaal ah oo labada dhinacba ku kalsoon yihiin.<\/p>\n<p>Doodaha xiisaha leh ayaa ah wali kuwa socda, marka laga tago guddiyada oo ay kala hogaaminayaan Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya &amp; Gudoomiyaha golaha Guurtida ee Somaliland, haddana doodaha adag ayaa ah kuwa madaxda sare.<\/p>\n<p>2da maalmood ee nagu soo wajahan guddi hoosaadyada ayaa yeelanaya kulamada ugu adag, waxayna ka soo saari doonaan wado loo marayo wada hadaladan oo jadwal leh, kuwaas oo dhabaha u xaaraya sidii meelmar looga dhigi lahaa wax kasta oo ay dhammaan dhinacyadu isku raacaan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-146902 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture-422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"694\" height=\"469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png 694w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40-300x203.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40-621x420.png 621w\" sizes=\"(max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture1-22\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"706\" height=\"469\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-4.png 706w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-4-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-4-696x462.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture1-4-632x420.png 632w\" sizes=\"(max-width: 706px) 100vw, 706px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture2-7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"709\" height=\"474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture2.png 709w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture2-300x201.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture2-696x465.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture2-628x420.png 628w\" sizes=\"(max-width: 709px) 100vw, 709px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture3-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"711\" height=\"466\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture3.png 711w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture3-300x197.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture3-696x456.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture3-641x420.png 641w\" sizes=\"(max-width: 711px) 100vw, 711px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture4-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"701\" height=\"464\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture4.png 701w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture4-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture4-696x461.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture4-635x420.png 635w\" sizes=\"(max-width: 701px) 100vw, 701px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture5-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"712\" height=\"472\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png 712w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-696x461.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-634x420.png 634w\" sizes=\"(max-width: 712px) 100vw, 712px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture6-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"708\" height=\"473\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6-300x200.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6-696x465.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6-629x420.png 629w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/capture7-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"716\" height=\"472\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture7.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture7.png 716w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture7-300x198.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture7-696x459.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture7-637x420.png 637w\" sizes=\"(max-width: 716px) 100vw, 716px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ka sokow wada xaajoodyada ay leeyihiin guddiya gaarka ah ee labada dhinac ee Soomaaliya &amp; Somaliland kuna shirsan magaalada Jabuuti, haddana kulan gaar ah ayaa dhexmaray Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Biixi, Madaxweyne Geelle &amp; Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana aad looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo waxyaabaha muhiimka ah ee iskaga xiran labada dhinac. Wada hadalada gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ka sokow wada xaajoodyada ay leeyihiin guddiya gaarka ah ee labada dhinac ee Soomaaliya &amp; Somaliland kuna shirsan magaalada Jabuuti, haddana kulan gaar ah ayaa dhexmaray Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Biixi, Madaxweyne Geelle &amp; Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana aad looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo waxyaabaha muhiimka ah ee iskaga xiran labada dhinac. Wada hadalada gaarka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T10:58:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/\",\"name\":\"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T10:58:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png\",\"width\":708,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon","og_description":"Ka sokow wada xaajoodyada ay leeyihiin guddiya gaarka ah ee labada dhinac ee Soomaaliya &amp; Somaliland kuna shirsan magaalada Jabuuti, haddana kulan gaar ah ayaa dhexmaray Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Biixi, Madaxweyne Geelle &amp; Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, waxaana aad looga hadlay arrimaha siyaasadda iyo waxyaabaha muhiimka ah ee iskaga xiran labada dhinac. Wada hadalada gaarka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T10:58:35+00:00","og_image":[{"width":708,"height":473,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/","name":"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png","datePublished":"2020-06-15T10:58:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture6.png","width":708,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warkii-udambeeyey-wada-hadaladii-ugu-adkaa-oo-dhexmaray-farmaajo-biixi-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WARKII UDAMBEEYEY: Wada hadaladii ugu adkaa oo dhexmaray Farmaajo, Biixi +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146911,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146902\/revisions\/146911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146909"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}