{"id":146915,"date":"2020-06-15T17:46:12","date_gmt":"2020-06-15T14:46:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146915"},"modified":"2020-06-15T17:46:12","modified_gmt":"2020-06-15T14:46:12","slug":"daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhoweyd war kasoo saartay kulanka Wada-hadalada Somaliland ee ka socda dalka Jabuuti oo maanta galay wajigii labaad.<\/p>\n<p>Villa Somalia ayaa shirka Wada-hadalada ku tilmaamtay mid ah \u2018dhab u heshiinta DFS iyo Somaliland\u2019, xili ay Somaliland mowqif adag ka taagan tahay \u2018midnimo dib u dhalata\u2019.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya oo shirka maanta hadal ka jeediyay shirkaasi ayaa dar-daaran dheer ujeediyay guddiga farsamo ee lagu wareejiyay Wada-hadaladaasi, isaga oo ballan-qaaday in dowladda federaalka ay xalineyso tabashada Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa dhigiisa dalka Jabuuti uga mahad-celiyay kaalinta uu ku lahaa wada-hadalada dib uga furmay dalkaasi maalintii shalay aheyd.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa guddigaasi ku wareejiyay awooda Wada-hadaladaasi, isagoona xusay inuu kalsooni badan ku qabo sidii ay uga talin lahaayeen masiirka umadda kala maqan 30-ka sanno.<\/p>\n<p>\u201cShirkan inshallaah waxaan rajaynaynaa in uu noogu dhammaado guul oo aan uga farxinno shacabkeenna Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaan ka hadlaynaa sidii loo walaaloobi lahaa, wax loo wada qabsan lahaa, si dhab ah loo wada hadli lahaa, soddon sano waan wada joognay, soddon sano waan kala maqnayn, soddonka sano ee soo socda caruurteenna maxaan uga tagnaa oo dhaxal ah?\u201d ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaas kusii daray \u201cAnnagu waan idin siinnay kalsoonidayada dadkii ugu aqoonta badnaa ayaad tihiin Soomaalida, waxaa loo baahanyahay in aad ka fakartaan mustaqbalkeenna soddonka sano ee soo socda, waxaan idiin rajaynaynaa guul, waxaan idiin rajaynaynaa is afgarad walaaltinimo ku dheehan\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa muujiyey ifafaalaha shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku qabaan gogosha ay fidiyeen walaalaheenna dalka Jabuuti shacab iyo dowladba, maadaama ay baal dahab ah kaga jiraan dowlad dhiska dalkeenna iyo garab istaagga shacabkeenna Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay madaxdii kulanka kasoo qeyb gashay iyo beesha caalamka sida dowladda federaalka Soomaaliya ay uga go\u2019an tahay in wadahadal maan furan oo miro dhal ah lagu xalliyo tabashada Somaliland.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F749870679121311%2F&amp;show_text=0&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhoweyd war kasoo saartay kulanka Wada-hadalada Somaliland ee ka socda dalka Jabuuti oo maanta galay wajigii labaad. Villa Somalia ayaa shirka Wada-hadalada ku tilmaamtay mid ah \u2018dhab u heshiinta DFS iyo Somaliland\u2019, xili ay Somaliland mowqif adag ka taagan tahay \u2018midnimo dib u dhalata\u2019. Madaxweynaha Soomaaliya oo shirka maanta hadal ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhoweyd war kasoo saartay kulanka Wada-hadalada Somaliland ee ka socda dalka Jabuuti oo maanta galay wajigii labaad. Villa Somalia ayaa shirka Wada-hadalada ku tilmaamtay mid ah \u2018dhab u heshiinta DFS iyo Somaliland\u2019, xili ay Somaliland mowqif adag ka taagan tahay \u2018midnimo dib u dhalata\u2019. Madaxweynaha Soomaaliya oo shirka maanta hadal ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T14:46:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"694\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"469\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/\",\"name\":\"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T14:46:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png\",\"width\":694,\"height\":469},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","og_description":"&nbsp; Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhoweyd war kasoo saartay kulanka Wada-hadalada Somaliland ee ka socda dalka Jabuuti oo maanta galay wajigii labaad. Villa Somalia ayaa shirka Wada-hadalada ku tilmaamtay mid ah \u2018dhab u heshiinta DFS iyo Somaliland\u2019, xili ay Somaliland mowqif adag ka taagan tahay \u2018midnimo dib u dhalata\u2019. Madaxweynaha Soomaaliya oo shirka maanta hadal ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T14:46:12+00:00","og_image":[{"width":694,"height":469,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/","name":"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png","datePublished":"2020-06-15T14:46:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-40.png","width":694,"height":469},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-farmaajo-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Khudbadii Farmaajo kajediyay shirka Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146915"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146916,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146915\/revisions\/146916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}