{"id":146924,"date":"2020-06-15T20:22:49","date_gmt":"2020-06-15T17:22:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146924"},"modified":"2020-06-15T20:29:02","modified_gmt":"2020-06-15T17:29:02","slug":"farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png\" alt=\"\" width=\"592\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png 592w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44-300x221.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44-80x60.png 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44-569x420.png 569w\" sizes=\"(max-width: 592px) 100vw, 592px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii galabta, kaddib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shirka laba maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee wadahadalkaas ku metelayey dowladda federaalka waxaa qeyb ka ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo haatan ku haray dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa kor-joogteyn doona wadahadallada ay sii amba qaadayaan guddiyada ka kala socda labada dhinac ee Soomaaliya iyo Somaliland ee shalay la magacaabay.<\/p>\n<p>Shirka guddiyada farsamada ee labada dhinac ee dowladda federaalka iyo Somaliland ku kala matalaya wadahadallada ayaa maanta ka furmay dalka Jabuuti.<br \/>\nValueimpression Placeholder<\/p>\n<p>Guddiyadan ayey shalay labada dhinac ee Soomaaliya iyo Somaliland ku heshiiyeen in la sameeyo, si ay u sii amba qaadaan wadahadallada, waxaana loo asteeyey in xaruntoodu ahaato dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka maanta waxaa joogay seddaxda madaxweyne ee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland, intaas kadib ayaa la sheegay inay shir wada galeen guddiyada farsamada, iyadoo wadahadallada u fududaynayo wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii galabta, kaddib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shirka laba maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee wadahadalkaas ku metelayey dowladda federaalka waxaa qeyb ka ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii galabta, kaddib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shirka laba maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee wadahadalkaas ku metelayey dowladda federaalka waxaa qeyb ka ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T17:22:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-15T17:29:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"592\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/\",\"name\":\"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T17:22:49+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-15T17:29:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png\",\"width\":592,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay gabal dhacii galabta, kaddib markii uu dalka Jabuuti uga qayb galay shirka laba maalin qaatay oo ay ku wadahadlayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee wadahadalkaas ku metelayey dowladda federaalka waxaa qeyb ka ahaa Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T17:22:49+00:00","article_modified_time":"2020-06-15T17:29:02+00:00","og_image":[{"width":592,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/","name":"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png","datePublished":"2020-06-15T17:22:49+00:00","dateModified":"2020-06-15T17:29:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-44.png","width":592,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-kulaabtay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo kulaabtay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146924"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146927,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146924\/revisions\/146927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}