{"id":146940,"date":"2020-06-16T12:51:18","date_gmt":"2020-06-16T09:51:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146940"},"modified":"2020-06-16T12:51:18","modified_gmt":"2020-06-16T09:51:18","slug":"aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/","title":{"rendered":"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"472\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png 712w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-696x461.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5-634x420.png 634w\" sizes=\"(max-width: 712px) 100vw, 712px\" \/>Dalka Jabuuti waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee dowladda federaalka iyo Somaliland ku matalaya wadahadallada.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka waxaa joogay saddexda madaxweyne ee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland. Intaas kadib ayaa la sheegay inay shir wada galeen guddiyada farsamada, iyadoo wadahadallada u fududaynayo wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf.<\/p>\n<p>Wada-hadallada ayaa socon doona illaa waqti aan la cayimin, oo ah in ama heshiis lagu gaaro ama lagu kala tago. Si kastaba, Caasimada Online ayaa heshay magacyada xubnaha dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland uga jira guddiga.<\/p>\n<p><strong>Aqriso Magacyada xubnaha guddiga farsamo ee dowladda federaalka<\/strong><\/p>\n<p>1 \u2013 Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka,<br \/>\n2 \u2013 Cabdirashid Maxamed Axmed Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka<br \/>\n3 \u2013 Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dastuurka<br \/>\n4 \u2013 Maxamed Dahir Afrax guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Fulinta iyo Dib-u-eegista Dastuurka<br \/>\n5 \u2013 Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud, Xeer llaaliyaha Guud ee Qaranka<br \/>\n6 \u2013 Maryan Cariif Qaasim, Xildhibaan<br \/>\n7 \u2013 Balal Maxamed Cusmaan, La-taliyaha Sare iyo Wakiilka Madaxweynaha ee Arrimaha Geeska Africa<\/p>\n<p><strong>Magacyada xubnaha guddiga farsamo ee Somaliland<\/strong><\/p>\n<p>1 \u2013 Yaasin Xaaji Maxamuud Faratoon, Waslirka Arrimaha Dibadda<br \/>\n2 \u2013 Maxamuud Xasan Saajin, Waslirka Ganacsiga iyo Dalxiiska<br \/>\n3 \u2013 Saciid Sulub Maxamed, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga<br \/>\n4 \u2013 Dr. Sacad All Shire, Wasiirka Horumainta Maaliyadda<br \/>\n5 \u2013 Dr. Edna Adan Ismaaciil, Ergayga Somaliland ee wada-hadallada<br \/>\n6 \u2013 Danjire Cabdifatax Saciid Axmed, Safiirka Somaliland u fadhlya Jabuuti<br \/>\n7 \u2013 Mubarik Ismaaciil Taani, Xoghayaha Madaxweynaha Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Jabuuti waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee dowladda federaalka iyo Somaliland ku matalaya wadahadallada. Furitaanka shirka waxaa joogay saddexda madaxweyne ee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland. Intaas kadib ayaa la sheegay inay shir wada galeen guddiyada farsamada, iyadoo wadahadallada u fududaynayo wasiirka arrimaha dibedda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146908,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Jabuuti waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee dowladda federaalka iyo Somaliland ku matalaya wadahadallada. Furitaanka shirka waxaa joogay saddexda madaxweyne ee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland. Intaas kadib ayaa la sheegay inay shir wada galeen guddiyada farsamada, iyadoo wadahadallada u fududaynayo wasiirka arrimaha dibedda ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-16T09:51:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"712\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"472\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/\",\"name\":\"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\",\"datePublished\":\"2020-06-16T09:51:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png\",\"width\":712,\"height\":472},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon","og_description":"Dalka Jabuuti waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirkii ay lahaayeen guddiyada farsamada ee labada dhinac ee dowladda federaalka iyo Somaliland ku matalaya wadahadallada. Furitaanka shirka waxaa joogay saddexda madaxweyne ee Jabuuti, Soomaaliya iyo Somaliland. Intaas kadib ayaa la sheegay inay shir wada galeen guddiyada farsamada, iyadoo wadahadallada u fududaynayo wasiirka arrimaha dibedda ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-16T09:51:18+00:00","og_image":[{"width":712,"height":472,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/","name":"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png","datePublished":"2020-06-16T09:51:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture5.png","width":712,"height":472},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-gudiga-df-iyo-somaliland-uga-wakiilka-ah-guddiga-farsamo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqriso Magacyada gudiga DF iyo Somaliland uga wakiilka ah guddiga farsamo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146940"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146941,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146940\/revisions\/146941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146908"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}