{"id":146994,"date":"2020-06-17T11:08:14","date_gmt":"2020-06-17T08:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146994"},"modified":"2020-06-17T11:08:14","modified_gmt":"2020-06-17T08:08:14","slug":"banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/","title":{"rendered":"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146995\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/>Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa sheegaya in ay magaaladaas ka socdaan qabanqaabada banaanbax looga soo horjeedo hanaanka loo maray qeybinta xaafaddaha magaaladaas, oo ay Xukuumadda Puntland u qeybisay 4 qeybood, oo kiciyey xiisad la xariirta xagga qabaa\u2019ilka oo isku haysta.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka taagnaa muran la xiriira sida loo qaybiyay Afarta Waaxood ee Boosaaso waxaana Bulshada halkaasi deggan qaarkood cabashooyin u gudbiyeen maamulka degmada Boosaaso inkastoo sida ay sheegeen aan laga hoos-qaadin Cabashooyinkaas.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Odayaasha beelaha gobalka, gaar ahaana magaalada Boosaaso ayaa walaac ka muujiyey hanaanka loo qeybshay xaafadeynta magaalada iyo maamulkooda sida loo qeybsaday, waxayna ku dhaliileen Xukuumadda uu hogaamiyo Siciid Deni in ay ka leeyihiin ujeedooyin qaloocan, waa sida ay sheegeene\u2019e<\/p>\n<p>Qaban-qaabiyaasha Muddaharaadka ayaa gudaha Boosaaso ka wada abaabulka iyo diyaarinta bannaan-baxyo ay doonayaan in la qabto Jimcaha soo socda haddii aysan maamulka degmada wax ka beddelin habka loo qaybiyay waaxyaha magaalada.<\/p>\n<p>Dadka qaarkood ayaa ku eedeynaya Madaxweynaha Puntland Siciid Deni in uu leeyahay maskaxda kala qeybinta magaalada, uuna isagu abaabulay waxayna sheegeen in ay taasi muujinayso in Madaxweyne kasta oo yimaada Puntland uu doonayo in meesha laga saaro Boosaaso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa sheegaya in ay magaaladaas ka socdaan qabanqaabada banaanbax looga soo horjeedo hanaanka loo maray qeybinta xaafaddaha magaaladaas, oo ay Xukuumadda Puntland u qeybisay 4 qeybood, oo kiciyey xiisad la xariirta xagga qabaa\u2019ilka oo isku haysta. Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka taagnaa muran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa sheegaya in ay magaaladaas ka socdaan qabanqaabada banaanbax looga soo horjeedo hanaanka loo maray qeybinta xaafaddaha magaaladaas, oo ay Xukuumadda Puntland u qeybisay 4 qeybood, oo kiciyey xiisad la xariirta xagga qabaa\u2019ilka oo isku haysta. Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka taagnaa muran [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-17T08:08:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/\",\"name\":\"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-06-17T08:08:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa sheegaya in ay magaaladaas ka socdaan qabanqaabada banaanbax looga soo horjeedo hanaanka loo maray qeybinta xaafaddaha magaaladaas, oo ay Xukuumadda Puntland u qeybisay 4 qeybood, oo kiciyey xiisad la xariirta xagga qabaa\u2019ilka oo isku haysta. Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada ka taagnaa muran [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-17T08:08:14+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/","name":"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg","datePublished":"2020-06-17T08:08:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Bosaso.jpeg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbaxyo-ka-dhan-ah-deni-oo-kadhici-doona-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaanbaxyo ka dhan ah Deni oo kadhici doona Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146994"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146996,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146994\/revisions\/146996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146995"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}