{"id":147030,"date":"2020-06-18T01:14:05","date_gmt":"2020-06-17T22:14:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147030"},"modified":"2020-06-18T01:34:03","modified_gmt":"2020-06-17T22:34:03","slug":"daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/","title":{"rendered":"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147031\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png\" alt=\"\" width=\"838\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png 838w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51-300x193.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51-768x495.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51-696x448.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51-652x420.png 652w\" sizes=\"(max-width: 838px) 100vw, 838px\" \/><\/p>\n<p>Dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Somaliland ayaa soo gabagabeeyey wada hadalo ay ku lahaayeen magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxayna kaga wada hadlayeen sidii markale dib loogu bilaabi lahaa wada hadalada labada dhinac, guulna looga gaari lahaa.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibada ee Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf oo la hadlay wariyayaasha ayaa sheegay in ay wada hadalo ka gaareen natiijo wanaagsan oo ay abuureen guddiyo si dhab ah u darsa labada dhinac waxyaabaha ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>Wasiirka cadeeyey in ujeedada wada hadalkan hadda loo bilaabay in uu noqdo mid dhab ah oo isku soo dhaweeya Soomaaliya &amp; Somaliland, waxaana shan qodob ay ahaayeen qodobada kala saxiixday.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in qodobada lagu heshiiyey ee lakala saxiixday oo aan Saxaafadda la tusin ay kala ahaayeen.<\/p>\n<p>1- In shirarka loo sameeyo Jadwal rasmi ah oo hadaf cad iyo ujeedo macna leh ay kasoo\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 baxdo kulamada, lana abuuro.<br \/>\n2- In dib loo abuuro kalsoonida bulshada Koonfur &amp; Waqooyi ee Soomaaliya.<br \/>\n3- In qodobadii horey loogu heshiiyey kulamadii hore in deg deg loo hirgaliyo, waxaana\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 qodobadas kamid ah Maalgalinta Dhaqaale, gargaarka Aadanaha, Saami-qeybsiga\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Kheyraadka iyo arrimaha deeqaha caalamiga, waxaana loo saaray guddi labada dhinac\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 oo 15 cisho gudahood ku kulmaya Jabuuti.<br \/>\n4- Waxaa guddi gaar ah loo saaray habka loo wadaagayo maamulida howlaha Hawada\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Soomaaliya, waxaana 15 maalmood ka dib ay ku shiri doonaan dalka Jabuuti.<br \/>\n5- Guddi gaar ah, ayaa la asaasay oo ka wada shaqeynaya arrimaha Amniga, gaar ahaana\u00a0 \u00a0 \u00a0 Nabadsugida, kuwaas oo iyana diyaarinaya qorshaha Sirdoon, waxayna ku kulmayaan\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a015 maalmood ka dib dalka Jabuuti.<br \/>\n6- Guddiga heer Wasiir oo ah midka u sareeya ayaa 45 maalmood ka dib iskugu imaanaya\u00a0 \u00a0 \u00a0 dalka Jabuuti, waxayna ka wada hadlayaan qodobada kore wixii laga soo qabtay.<\/p>\n<p>Jabuuti, waxay u mahadcelisay Madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Somaliland, ujeedaduna ay ahayd in wax kasta laga dhameeyo oo ay xooga saarayaan sidii taabagal looga dhigi lahaa qorshe kasta oo wanaagsan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F939973413090948%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Somaliland ayaa soo gabagabeeyey wada hadalo ay ku lahaayeen magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxayna kaga wada hadlayeen sidii markale dib loogu bilaabi lahaa wada hadalada labada dhinac, guulna looga gaari lahaa. Wasiirka Arrimaha dibada ee Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf oo la hadlay wariyayaasha ayaa sheegay in ay wada hadalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Somaliland ayaa soo gabagabeeyey wada hadalo ay ku lahaayeen magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxayna kaga wada hadlayeen sidii markale dib loogu bilaabi lahaa wada hadalada labada dhinac, guulna looga gaari lahaa. Wasiirka Arrimaha dibada ee Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf oo la hadlay wariyayaasha ayaa sheegay in ay wada hadalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-17T22:14:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-17T22:34:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"838\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/\",\"name\":\"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png\",\"datePublished\":\"2020-06-17T22:14:05+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-17T22:34:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png\",\"width\":838,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon","og_description":"Dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Somaliland ayaa soo gabagabeeyey wada hadalo ay ku lahaayeen magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxayna kaga wada hadlayeen sidii markale dib loogu bilaabi lahaa wada hadalada labada dhinac, guulna looga gaari lahaa. Wasiirka Arrimaha dibada ee Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf oo la hadlay wariyayaasha ayaa sheegay in ay wada hadalo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-17T22:14:05+00:00","article_modified_time":"2020-06-17T22:34:03+00:00","og_image":[{"width":838,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/","name":"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png","datePublished":"2020-06-17T22:14:05+00:00","dateModified":"2020-06-17T22:34:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-51.png","width":838,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qodobadii-lagu-heshiiyey-shirkii-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Qodobadii lagu heshiiyey shirkii Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147030"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147030"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147035,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147030\/revisions\/147035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147031"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}