{"id":147042,"date":"2020-06-18T11:03:13","date_gmt":"2020-06-18T08:03:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147042"},"modified":"2020-06-18T11:03:13","modified_gmt":"2020-06-18T08:03:13","slug":"puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/","title":{"rendered":"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146899\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\" alt=\"\" width=\"576\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39-300x255.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39-495x420.png 495w\" sizes=\"(max-width: 576px) 100vw, 576px\" \/><\/p>\n<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa qaadacay ka qeyb galka Shirka Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casuumay maamul goboleedyada dalka ka jira.<\/p>\n<p>Shirkan oon wali la shaacin xiliga uu dhacayo ayaa looga hadli lahaa Doorashada dalka, waxaana qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya lagu casuumay maamul goboleedyada in shirkaasi kasoo qeyb galaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland C\/llaahi Cali Xirsi (Timacade) ayaa meesha ka saaray casuumada Madaxweyne Farmaajo, waxa uuna xusay in ay taageersan yihiin baaqii aqalka sare ee ahaa in shir isugu yimaadaan Madaxda dalka iyo kuwa maamulada.<\/p>\n<p>Maamul goboleedka Puntland oon xiriir wanaagsan la laheyn dowlada federaalka Soomaaliya ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee qaadaca shirka uu maamulada ku casuumay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Casuumada Madaxweyne Farmaajo u fidiyay maamul goboleedyada ayaa timid xili Aqalka sare ku baaqay in shir deg deg ah isugu yimaadaan Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada si looga arinsado dooarshada dalka ka dhaceyda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa qaadacay ka qeyb galka Shirka Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casuumay maamul goboleedyada dalka ka jira. Shirkan oon wali la shaacin xiliga uu dhacayo ayaa looga hadli lahaa Doorashada dalka, waxaana qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya lagu casuumay maamul goboleedyada in shirkaasi kasoo qeyb galaan. Wasiirka Warfaafinta Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland ayaa qaadacay ka qeyb galka Shirka Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casuumay maamul goboleedyada dalka ka jira. Shirkan oon wali la shaacin xiliga uu dhacayo ayaa looga hadli lahaa Doorashada dalka, waxaana qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya lagu casuumay maamul goboleedyada in shirkaasi kasoo qeyb galaan. Wasiirka Warfaafinta Puntland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-18T08:03:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"489\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/\",\"name\":\"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"datePublished\":\"2020-06-18T08:03:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png\",\"width\":576,\"height\":489},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland ayaa qaadacay ka qeyb galka Shirka Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku casuumay maamul goboleedyada dalka ka jira. Shirkan oon wali la shaacin xiliga uu dhacayo ayaa looga hadli lahaa Doorashada dalka, waxaana qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya lagu casuumay maamul goboleedyada in shirkaasi kasoo qeyb galaan. Wasiirka Warfaafinta Puntland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-18T08:03:13+00:00","og_image":[{"width":576,"height":489,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/","name":"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","datePublished":"2020-06-18T08:03:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-39.png","width":576,"height":489},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qaadacday-shirkii-farmaajo-ku-casuumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo qaadacday Shirkii Farmaajo ku casuumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147042"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147042"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147043,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147042\/revisions\/147043"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146899"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}