{"id":147044,"date":"2020-06-18T11:13:05","date_gmt":"2020-06-18T08:13:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147044"},"modified":"2020-06-18T11:13:05","modified_gmt":"2020-06-18T08:13:05","slug":"amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/","title":{"rendered":"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147045\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"529\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png 940w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray-300x169.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray-768x432.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray-696x392.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray-746x420.png 746w\" sizes=\"(max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/>Xiisadda u dhaxaysa Amxaaradda iyo Tigrayga, oo ah labada gobol ee ugu awoodda badan Ethiopia, ayaa sii kordheysa kadib markii wadanku uu doorashooyinkii u dhigay sanadka dambe, sida ay sheegtay Hey\u2019adda Caalamiga ah ee Xasaradaha, International Crisis Group (ICG).<\/p>\n<p>Gobolka Waqooyi ee Tigrayga oo ku dhawaad 30 sano dalka xukumayay ayaa waxaa gees u riixay Dowladda Federalka ah ee fadhigeedu yahay magaaladda Addis Ababa, taasi oo kordhisay khatarta ah in uu dagaal militari ka dhaco waqooyiga. Labada gobol waxay wadaagaan xuduud waxayna isku khilaafsan yihiin xilliga la qabanayo doorashooyinka federalka.<\/p>\n<p>Tartanka u dhaxeeya qowmiyadaha Ethiopia iyo xisbiyadda siyaasadda oo batay ayaa calaamad u noqday Dowladda Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed, sababtoo ah waxaa uu damaanad qaaday xoriyad weyn oo bulsho iyo mid siyaasadeed.<\/p>\n<p>Laakiin, warbixinta hey\u2019adda caalamiga ah ee xasaradaha waxay sheegeysaa in muranka u dhaxeeya Amxaaradda iyo Tigrayga uu yahay kii ugu qaraaraa oo ay hurisay qowmiyanimadda labada gobol.<\/p>\n<p>William Davison, oo ah taxliiliye sare oo kooxda xasaradaha u qaabilsan Ethiopia, ayaa sheegay in muwaadiniinta Amxaaradu ay rumeysan yihiin in goobo muhiim ah oo ay ku jiraan Wolqait iyo Raya ay goosteen Tigraygu markii la sameynayay qariiradda federalka Ethiopia, horraantii sagaashamaadkii.<\/p>\n<p>\u201cDhibaatadda muddo tobanaan sano ah ayey jirtay,\u201d ayuu yiri Davison. \u201cWaxay qaraxday oo ay sii xoogeysatay intii ay socdeen mudaharaadyadii dowladda looga soo horjeeday ee 2016 ilaa 2018. Dhibaatadu ma aysan dhamaan waxayna isku qastay danaha Ethiopia ee gobolka.\u201d<\/p>\n<p>Iyadoo ay xiisaddu sii xoogeysatay, xisbiga Tigrayga ee ah xisbul xaakimkii hore ayaa ku goodiyay in ay qabsanayaan doorashooyinkooda gaarka ah.<\/p>\n<p>Qorsha doorashadda ayaa siyaasiyiinta Tigrayga iyo Amxaaradda ku hogaamiyay in ay meel adag kala istaagaan, sida lagu sheegay warbixinta oo soo xiganeysa hadalkii uu dhowaan sheegay Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, oo ahaa in ficil xumo walba oo dhexmarta labada gobol ay dhaawici doonto dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Davison waxaa uu tilmaamay in xiriirka u dhaxeeya xisbiga Tigrayga iyo Dowladda Federalka Ethiopia uu sii xumaanayo.<\/p>\n<p>\u201cDadku waa in ay tanaasul raadiyaan waxaana u baahanahay cimilo siyaasadeed si aan tanaasul u raadino,\u201d ayuu yiri Davison.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin waxaan fahmayaa, nasiib-darro in aanan taas heysan..waa ay adkaan doontaa in wax horumar ah laga sameeyo muranka dhulka ee u dhexeeya Amxaarada iyo Tigrayga. Sidaas darteed, dhibaatadu waa ay sii qasmeysaa mana dhamaaneyso, waxaana kasii daran xiriirka Tigraygu la sameysteen xubno Dowladda ka tirsan iyo dhibka kala dhaxeeya Amxaarada in uu isu badeli karo mid dhiig ku daato.\u201d<\/p>\n<p>Saraakiil badan oo ka tirsan Amxaaradda iyo Tigrayga oo uu ku jiro Madaxweyne ku-xigenka gobolka Tigrayga Fanta Mandefro ayaa diiday inay ka jawaabaan si wax looga weydiiyo khilaafka goboladda u dhexeeya.<\/p>\n<p>Laakiin, Dessalegn Chanie Dagnew oo ah Guddoomiyaha dhaq-dhaqaaqa mucaaradka ah ee Amxaaradda ayaa sheegay in qariiradda Ethiopia oo lagu saleeyay dhul-qowmiyadeed ay tahay sababta khilaafka, mana ahan Amxaaradda iyo Tigrayga keliya ee sidoo kale gobollo badan ayuu khilaafku ka jiraa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhihi lahaa fowdadu waxay ka dhacday melo badan kuma koobna keliya Amxaaradda iyo Tigrayga,\u201d yuu yiri Dessalegn. \u201cLaakiin haddana ma filayo in uu jiri doono isku dhac.\u201d<\/p>\n<p>Si loo yareeyo xiisadda, Kooxda Caalamiga ee Xasaradaha waxay ku taliyeen in guddiga xuduudaha qaranka uu fududeeyo wada xaajoodka isagoo ka warbixinaya dhulka lagu tartamayo ee labada gobol.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisadda u dhaxaysa Amxaaradda iyo Tigrayga, oo ah labada gobol ee ugu awoodda badan Ethiopia, ayaa sii kordheysa kadib markii wadanku uu doorashooyinkii u dhigay sanadka dambe, sida ay sheegtay Hey\u2019adda Caalamiga ah ee Xasaradaha, International Crisis Group (ICG). Gobolka Waqooyi ee Tigrayga oo ku dhawaad 30 sano dalka xukumayay ayaa waxaa gees u riixay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147044","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiisadda u dhaxaysa Amxaaradda iyo Tigrayga, oo ah labada gobol ee ugu awoodda badan Ethiopia, ayaa sii kordheysa kadib markii wadanku uu doorashooyinkii u dhigay sanadka dambe, sida ay sheegtay Hey\u2019adda Caalamiga ah ee Xasaradaha, International Crisis Group (ICG). Gobolka Waqooyi ee Tigrayga oo ku dhawaad 30 sano dalka xukumayay ayaa waxaa gees u riixay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-18T08:13:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"940\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"529\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/\",\"name\":\"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png\",\"datePublished\":\"2020-06-18T08:13:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png\",\"width\":940,\"height\":529},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon","og_description":"Xiisadda u dhaxaysa Amxaaradda iyo Tigrayga, oo ah labada gobol ee ugu awoodda badan Ethiopia, ayaa sii kordheysa kadib markii wadanku uu doorashooyinkii u dhigay sanadka dambe, sida ay sheegtay Hey\u2019adda Caalamiga ah ee Xasaradaha, International Crisis Group (ICG). Gobolka Waqooyi ee Tigrayga oo ku dhawaad 30 sano dalka xukumayay ayaa waxaa gees u riixay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-18T08:13:05+00:00","og_image":[{"width":940,"height":529,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/","name":"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png","datePublished":"2020-06-18T08:13:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Amhara-Tigray.png","width":940,"height":529},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amxaaradda-iyo-tigrayga-oo-qarka-u-saaran-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amxaaradda iyo Tigrayga oo qarka u saaran DAGAAL"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147044"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147046,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147044\/revisions\/147046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147045"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}