{"id":147047,"date":"2020-06-18T11:26:43","date_gmt":"2020-06-18T08:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147047"},"modified":"2020-06-18T11:30:25","modified_gmt":"2020-06-18T08:30:25","slug":"wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147048\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay shirkii xalay kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti in uu ka turjumayo gogol xaarka wadahadalo heer sare oo dhexmara masuuliyiinta Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay wada hadal dhab ah la gasho Somaliland, si loosoo celiyo xidhiidhkii iyo walaaltinimadii ka dhaxeysay ummadda Soomaaliyeed oo ay ku jirto Somaliland.<\/p>\n<p>Cabdi Maxamed Sabriye waxa uu tilmaamay heshiiska la saxiixay inuu tilmaamayo in ay labada dhinac ka go\u2019an tahay in wada hadaladu sii socdaan oo si dhab ah looga hadlo arrimaha masiiriga ah ee miiska saaran.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa mahad celin baalaran u jeedisay Jabuuti, iyadoo ku bogaadisay marti galinta shirkaan, waxayna sheegtay Jabuuti inay tahay dowladda kaliya ee fahamsan ahmiyada ay leedahay dib u heshiisiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yEQk4w65WLw\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay shirkii xalay kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti in uu ka turjumayo gogol xaarka wadahadalo heer sare oo dhexmara masuuliyiinta Soomaaliya iyo Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay wada hadal dhab ah la gasho Somaliland, si loosoo celiyo xidhiidhkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147048,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay shirkii xalay kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti in uu ka turjumayo gogol xaarka wadahadalo heer sare oo dhexmara masuuliyiinta Soomaaliya iyo Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay wada hadal dhab ah la gasho Somaliland, si loosoo celiyo xidhiidhkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-18T08:26:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-18T08:30:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/\",\"name\":\"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-18T08:26:43+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-18T08:30:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay shirkii xalay kusoo gabagaboobay dalka Jabuuti in uu ka turjumayo gogol xaarka wadahadalo heer sare oo dhexmara masuuliyiinta Soomaaliya iyo Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay in ay wada hadal dhab ah la gasho Somaliland, si loosoo celiyo xidhiidhkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-18T08:26:43+00:00","article_modified_time":"2020-06-18T08:30:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/","name":"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg","datePublished":"2020-06-18T08:26:43+00:00","dateModified":"2020-06-18T08:30:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020618637280418991078647.jpg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qarafaan-oo-ka-hadlay-shirkii-kusoo-gabagaboobay-dalka-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Qarafaan oo ka hadlay shirkii kusoo gabagaboobay Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147047"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147047"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147047\/revisions\/147050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147048"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}