{"id":147099,"date":"2020-06-19T10:38:25","date_gmt":"2020-06-19T07:38:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147099"},"modified":"2020-06-19T10:38:25","modified_gmt":"2020-06-19T07:38:25","slug":"puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/","title":{"rendered":"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147100\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"451\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan-300x226.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan-559x420.jpg 559w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Guddoomiyaha maamulka gobolka Bari ee Puntland, Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo ka hadlayey xaaladda gobolkaasi ayaa soo hadal qaaday cabashada shacabka ku dhaqan Boosaaso ee ku aadan sida loo qeybiyey afarta waaxood ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sheegay in hannaanka lagu qeybiyey waaxahaasi aan lagu saleynin nidaamka Qabiilka, balse lagu qorsheeyey nidaamka dowliga ah ee la xiriira daadajinta adeegyada dadweynaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in nidaamkaasi ay soo hindiseen golaha deegaanka ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Bari oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in aysan jirin wax cabasho ah oo ka soo gaaray shacabka, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay la fariisan doonaan cid kasta oo tabasha qabta.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu tilmaamay inay gacan bir ah ku qaban doonaan cid alaala oo sameysa fal kasta oo liddi ku ah nabad-gelyada deegaanka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu carabka ku dhuftay in dadka mudaharaadyada ka abaabulaya magaalada Boosaaso ay la mid yihiin Al-Shabaab, islamarkaana ay ka qaadi doonaan tallaabo adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Bari ee Puntland, Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo ka hadlayey xaaladda gobolkaasi ayaa soo hadal qaaday cabashada shacabka ku dhaqan Boosaaso ee ku aadan sida loo qeybiyey afarta waaxood ee magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay in hannaanka lagu qeybiyey waaxahaasi aan lagu saleynin nidaamka Qabiilka, balse lagu qorsheeyey nidaamka dowliga ah ee la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Bari ee Puntland, Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo ka hadlayey xaaladda gobolkaasi ayaa soo hadal qaaday cabashada shacabka ku dhaqan Boosaaso ee ku aadan sida loo qeybiyey afarta waaxood ee magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay in hannaanka lagu qeybiyey waaxahaasi aan lagu saleynin nidaamka Qabiilka, balse lagu qorsheeyey nidaamka dowliga ah ee la xiriira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-19T07:38:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/\",\"name\":\"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-19T07:38:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg\",\"width\":600,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Bari ee Puntland, Yuusuf Maxamed (Abwaan) oo ka hadlayey xaaladda gobolkaasi ayaa soo hadal qaaday cabashada shacabka ku dhaqan Boosaaso ee ku aadan sida loo qeybiyey afarta waaxood ee magaaladaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay in hannaanka lagu qeybiyey waaxahaasi aan lagu saleynin nidaamka Qabiilka, balse lagu qorsheeyey nidaamka dowliga ah ee la xiriira [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-19T07:38:25+00:00","og_image":[{"width":600,"height":451,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/","name":"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg","datePublished":"2020-06-19T07:38:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Abwaan.jpg","width":600,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-al-shabaab-kutilmaantay-dadka-dibad-baxyada-ka-abaabulaya-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo Al-Shabaab kutilmaantay Dadka dibad-baxyada ka abaabulaya Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147099"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147099"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147101,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147099\/revisions\/147101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147100"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}