{"id":147185,"date":"2020-06-21T13:56:47","date_gmt":"2020-06-21T10:56:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147185"},"modified":"2020-06-22T10:33:38","modified_gmt":"2020-06-22T07:33:38","slug":"daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/","title":{"rendered":"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka"},"content":{"rendered":"<p>\u2013 Siyaasiga Faarax Macallin oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Faarax ayaa sheegay in madaxwayne Saciid Deni dagaalka uu kula jiro dowladda federaalka uu salka ku hayo doorashadii uu kusoo baxay, oo xukuumadda Soomaaliya ay musharax kale taageeraysay, balse wuxuu nasiib darro ku tilmaamay inuu noqdo nin ciil-qaba oo weli cadhaysan, iyadoo laga rabey inuu go\u2019aan taariikhiya qaato marka uu hogaanka Puntland ku guulaystay, ee ololihii doorashadu dhamaaday.<\/p>\n<p>\u201cSaciid Deni wuxuu ka kori waayey, shalay waa lagaa horyimid, balse maanta hadii aad soo gashay iyagoo ku neceb waxaa badan kalsoonida laguu qabo, ciil kama kore ha noqon, nasiib xumo soomaali waxay dhahdaa rag waxaa ugu daran ciil kama kore iyo calooshii la ciyaar, waxaana sidoo kale meesha ku jira doorka imaaraadka oo khilaafka hurinaya,\u201d ayuu yidhi Faarax Macallin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu sheegay in Puntland iyo maamulada kale aysan xaq u lahayn in lagala tashado sharciyadda kala duwan ee kasoo baxaya baarlamaanka iyo dawladda dhexe, balse taas bedelkeeda wuxuu sheegay in maamulada laga rabo sharciga dhankooda kasoo baxaya inuu waafaqo shuruucda dalka iyo dawladda dhexe.<\/p>\n<p>\u201cXadiisku hadii uu ka hor imaanayo aayad qur\u2019aan ah, daaqadda ayaa laga tuurayaa, madaxda soomaalida waa in la baro shuruucda iyo sida dalalka caalamku ay u shaqeeyaan,\u201d ayuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p>Siyaasiga Faarax Macallin wuxuu sidoo kale ka hadlay faragelinta lagu hayo arimaha Soomaaliya iyo doorashadii madaxwayne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cMadaxwayne Farmaajo waxaa loo doortay inuu Soomaaliya ka xoreeyo Itoobiya, Imaaraadka iyo wixii aan wadin dan Soomaaliyeed, oo dalka uu xor ka dhigo, Maraykanka waxa uu Soomaaliya ku leeyahay ogolaada\/aqbala, dalkooda maka aqbalayaan Maraykanku?\u201d<\/p>\n<p>Faarax Macallin wuxuu sheegay in la dayacay fursad ay Soomaaliya ku heli lahayd iskaashi dhinaca difaaca ah oo turkigu doonayey inuu la galo, sida uu dalka qatar ula galay.<\/p>\n<p>\u201cTurkiga ayaa usoo jeediyey laba sanno ka hor dawladda Soomaaliya inay la galaan iskaashi dhinaca difaaca ah, balse madaxda dowladda Soomaaliya ayaa diiday iyagoo ka baqaya Maraykanka iyo reer galbeedka,\u201d ayuu yidhi Faarax Macallin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/CigQ1xUiSI8\" width=\"920\" height=\"745\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u2013 Siyaasiga Faarax Macallin oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xukuumadda federaalka Soomaaliya. Faarax ayaa sheegay in madaxwayne Saciid Deni dagaalka uu kula jiro dowladda federaalka uu salka ku hayo doorashadii uu kusoo baxay, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u2013 Siyaasiga Faarax Macallin oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xukuumadda federaalka Soomaaliya. Faarax ayaa sheegay in madaxwayne Saciid Deni dagaalka uu kula jiro dowladda federaalka uu salka ku hayo doorashadii uu kusoo baxay, oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-21T10:56:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-22T07:33:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"570\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/\",\"name\":\"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png\",\"datePublished\":\"2020-06-21T10:56:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-22T07:33:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png\",\"width\":570,\"height\":397},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon","og_description":"\u2013 Siyaasiga Faarax Macallin oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay Kenya ayaa ka hadlay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhexeeya madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo xukuumadda federaalka Soomaaliya. Faarax ayaa sheegay in madaxwayne Saciid Deni dagaalka uu kula jiro dowladda federaalka uu salka ku hayo doorashadii uu kusoo baxay, oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-21T10:56:47+00:00","article_modified_time":"2020-06-22T07:33:38+00:00","og_image":[{"width":570,"height":397,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/","name":"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png","datePublished":"2020-06-21T10:56:47+00:00","dateModified":"2020-06-22T07:33:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-57.png","width":570,"height":397},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-banaanka-soo-dhigay-khilaafka-puntland-iyo-dowlada-fadaraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Faarax Macalin Oo Banaanka Soo Dhigay Khilaafka Puntland Iyo Dowlada Fadaraalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147185"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147185"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147202,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147185\/revisions\/147202"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147187"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}