{"id":147203,"date":"2020-06-22T10:38:52","date_gmt":"2020-06-22T07:38:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147203"},"modified":"2020-06-22T10:38:52","modified_gmt":"2020-06-22T07:38:52","slug":"farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada &#038; xildhibaanada G\/waqooyi"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan gaar ah oo dhacaya saaka ku casuumay wasiirada, senatorada iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa la filayaa in goor dhow uu ka bilowday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa horkacaya xildhibaanada iyo wasiirada maanta la kulmaya madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu xildhibaanadaasi kala hadli doono arrimaha doorashooyinka ee 2020 illaa 2021, maadaama cabasho badan iyo dood ay ka taagan tahay kurasaata xildhibaanada ka soo jeeda dhinaca deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu wadaa in madaxweynaha uu warbixin uu xubnahaasi ka siiyo shirkii wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacay dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa isa soo tarayey muranka iyo qeylo dhaanta ka taagan kuraasta gobollada waqooyi ee dalka, iyadoo maanta xeerkaasi ay dood adag ka leeyihiin xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan gaar ah oo dhacaya saaka ku casuumay wasiirada, senatorada iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi. Kulanka ayaa la filayaa in goor dhow uu ka bilowday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah. Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada &amp; xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada &amp; xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan gaar ah oo dhacaya saaka ku casuumay wasiirada, senatorada iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi. Kulanka ayaa la filayaa in goor dhow uu ka bilowday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah. Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-22T07:38:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"908\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/\",\"name\":\"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada & xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-06-22T07:38:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg\",\"width\":1180,\"height\":908},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada &#038; xildhibaanada G\/waqooyi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada & xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada & xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa kulan gaar ah oo dhacaya saaka ku casuumay wasiirada, senatorada iyo xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi. Kulanka ayaa la filayaa in goor dhow uu ka bilowday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah. Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-22T07:38:52+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":908,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/","name":"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada & xildhibaanada G\/waqooyi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg","datePublished":"2020-06-22T07:38:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Farmaajo-2-1.jpeg","width":1180,"height":908},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-maanta-lakulmaya-wasiirada-xildhibaanada-g-waqooyi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo maanta lakulmaya wasiirada &#038; xildhibaanada G\/waqooyi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147203"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147205,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147203\/revisions\/147205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147204"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}