{"id":147361,"date":"2020-06-23T23:07:51","date_gmt":"2020-06-23T20:07:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147361"},"modified":"2020-06-23T23:07:51","modified_gmt":"2020-06-23T20:07:51","slug":"madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Brazil oo  lagu amray in uu xirto maaskarada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147362\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg\" alt=\"\" width=\"2047\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg 2047w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2047px) 100vw, 2047px\" \/>Garsoore ku sugan dalka Brazil ayaa madaxweyne Jair Bolsonaro ku amray in uu xirto maaskarada marka uu ku sugan yahay goobaha isu imaatinka ee ku yaalla dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynahan ka tirsan xisbiga midigta fog ayaa dafiray in Covid-19 uu yahay xanuun halis ah, wuxuuna sheegay inuu yahay &#8220;hargab sahlan&#8221;.<\/p>\n<p>Dalka Brazil ayaa noqday waddanka labaad ee dadka ugu badan ay ugu dhinteen feyriska Corona marka Mareykanka laga soo tago.<\/p>\n<p>Haatan kiisaska cudurka gudaha Brazil waxay gaareen in ka badan 1.1 Malyan halka tirada dhimashadana ay gaartay in ka badan 51,000, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins University.<\/p>\n<p>Inkasta oo uu cudurka ku baahay dalkaas, Madaxweyne Bolsonaro ayaa mar kale kasoo muuqday fagaare, maalintii Aaxadda, isagoo gacanta ku salaamaya boqollaal ka mid ah taageerayaashiisa, sawirrana la galaya.<\/p>\n<p>Bolsonaro ayaa sidoo kale kasoo muuqday isu soo bax isaga oo aysan afka iyo sanka u daboolneyn xilli uu khudbenayay isagoo quafacaya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147363\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/113050611_f3521be6-9b69-4567-874e-9e4df2441a09.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/113050611_f3521be6-9b69-4567-874e-9e4df2441a09.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/113050611_f3521be6-9b69-4567-874e-9e4df2441a09-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka caasimadda Brazil ayaa 30-kii bishii Abriil ku dhawaaqay in dadku ay xirtaan maaskarada.<\/p>\n<p>Waxaa go&#8217;aankaas ku dhawaaqay duqa magaalada Brasilia Ibaneis Rocha kaas oo dhigayay in dadku ay xirtaan maaskarada marka ay ku sugan yihiin goobaha isu imaatinka gaar ahaan, marka ay raacayaan gaadidka, dukaamada iyo xarumaha ganacsiga.<\/p>\n<p>11-kii bishan May ayaa la adkeeyay xeerka, waxaana la shaaciyay in ciddii jebisay xeerka maaskarada lagu ganaaxi doono 387 doolar maalin kasta.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka kasoo baxay garsooraha waxaa uu saameynayaa saraakiisha dowladda ee aan u hoggaansamin xeerka sida madaxweyne Bolsonaro.<\/p>\n<p>Bolsonaro waxa uu sheegay in kala fogaanshaha dadweynaha ay uga sii dareyso dhaaqaale xumada ka jirta dalkaas, isagoo sidoo kale fayraska ku tilmaamay hargab yar oo aan sidaas usii weynayn.<\/p>\n<p>Isniintii, waxaa uu ku baaqay in la dabciyo xayiraadda ka hortagga fiditaanka cudurka isla markaana dib loo furo ganacsiga dalkaas.<\/p>\n<p>In dalka xayiraad la galiyo si loo xakameeyo fayraska ayaa waxaa diiday madaxweynaha, waxaana uu sidoo kale dafiray halista cudurku leeyahay, iyadoo taasina ay si aad ah u kala qaybisay dadka ku nool dalkaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5RGR9fjyRq0\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.theguardian.com\/world\/2020\/jun\/23\/brazilian-judge-tells-bolsonaro-to-behave-and-wear-a-face-mask\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garsoore ku sugan dalka Brazil ayaa madaxweyne Jair Bolsonaro ku amray in uu xirto maaskarada marka uu ku sugan yahay goobaha isu imaatinka ee ku yaalla dalkaas. Madaxweynahan ka tirsan xisbiga midigta fog ayaa dafiray in Covid-19 uu yahay xanuun halis ah, wuxuuna sheegay inuu yahay &#8220;hargab sahlan&#8221;. Dalka Brazil ayaa noqday waddanka labaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garsoore ku sugan dalka Brazil ayaa madaxweyne Jair Bolsonaro ku amray in uu xirto maaskarada marka uu ku sugan yahay goobaha isu imaatinka ee ku yaalla dalkaas. Madaxweynahan ka tirsan xisbiga midigta fog ayaa dafiray in Covid-19 uu yahay xanuun halis ah, wuxuuna sheegay inuu yahay &#8220;hargab sahlan&#8221;. Dalka Brazil ayaa noqday waddanka labaad ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-23T20:07:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2047\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-23T20:07:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg\",\"width\":2047,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon","og_description":"Garsoore ku sugan dalka Brazil ayaa madaxweyne Jair Bolsonaro ku amray in uu xirto maaskarada marka uu ku sugan yahay goobaha isu imaatinka ee ku yaalla dalkaas. Madaxweynahan ka tirsan xisbiga midigta fog ayaa dafiray in Covid-19 uu yahay xanuun halis ah, wuxuuna sheegay inuu yahay &#8220;hargab sahlan&#8221;. Dalka Brazil ayaa noqday waddanka labaad ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-23T20:07:51+00:00","og_image":[{"width":2047,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/","name":"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg","datePublished":"2020-06-23T20:07:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/49673892448_d0f9906956_k.jpg","width":2047,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-brazil-oo-lagu-amray-in-uu-xirto-maaskarada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Brazil oo lagu amray in uu xirto maaskarada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147361"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147364,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147361\/revisions\/147364"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147362"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}