{"id":147378,"date":"2020-06-24T11:08:17","date_gmt":"2020-06-24T08:08:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147378"},"modified":"2020-06-24T11:08:17","modified_gmt":"2020-06-24T08:08:17","slug":"taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Baadiye.jpg\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Baadiye.jpg 508w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Baadiye-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Baadiye-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Baadiye-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><br \/>\nAllaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Itoobiya, gaar ahaana magaalada Addis Ababa taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusmaan Axmed (Cali Baadiye) oo maalmihii u dambeeyey ku xanuunsanaa dalkaas.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa bilihii u dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya oo loo geeyey Caafimad aha, sida ay sheegeen Eheladiisa, waxaana geeridiisa ay noqotay mid taabatay dhammaan dadka Puntland.<\/p>\n<p>Sareeye Guuto Cabdirisaaq ayaa kamid ahaa madaxdii sare ee ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed, intii aysan burburin dawladdii Kacanka ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre, waxaana uu qeyb ka ahaa howlgalo muhiim.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) aya u magacaabay Sareeye guuto Cabdirisaq Sheekh Cismaan in uu noqdo taliyaha ciidamada Daraawiishta mudo xileedkiisii, waxaana uu kala wareegay Jeneral Cabdullaahi Cali Mire Careys oo isna dhawan geeriyooday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Itoobiya, gaar ahaana magaalada Addis Ababa taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusmaan Axmed (Cali Baadiye) oo maalmihii u dambeeyey ku xanuunsanaa dalkaas. Marxuumka ayaa bilihii u dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya oo loo geeyey Caafimad aha, sida ay sheegeen Eheladiisa, waxaana geeridiisa ay noqotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Itoobiya, gaar ahaana magaalada Addis Ababa taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusmaan Axmed (Cali Baadiye) oo maalmihii u dambeeyey ku xanuunsanaa dalkaas. Marxuumka ayaa bilihii u dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya oo loo geeyey Caafimad aha, sida ay sheegeen Eheladiisa, waxaana geeridiisa ay noqotay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-24T08:08:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"714\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"693\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-24T08:08:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg\",\"width\":714,\"height\":693},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee waxaa ku geeriyooday dalka Itoobiya, gaar ahaana magaalada Addis Ababa taliyihii hore ee ciidamada Daraawiishta Puntland S\/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusmaan Axmed (Cali Baadiye) oo maalmihii u dambeeyey ku xanuunsanaa dalkaas. Marxuumka ayaa bilihii u dambeeyey ku xanuunsanayay dalka Itoobiya oo loo geeyey Caafimad aha, sida ay sheegeen Eheladiisa, waxaana geeridiisa ay noqotay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-24T08:08:17+00:00","og_image":[{"width":714,"height":693,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/","name":"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg","datePublished":"2020-06-24T08:08:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/waa-cali-baadiye.jpg","width":714,"height":693},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-hore-ee-daraawiishta-puntland-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147378"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147381,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147378\/revisions\/147381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147379"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}