{"id":147385,"date":"2020-06-24T11:23:15","date_gmt":"2020-06-24T08:23:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147385"},"modified":"2020-06-24T11:23:15","modified_gmt":"2020-06-24T08:23:15","slug":"senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/","title":{"rendered":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo wadaa xilka guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in Senator Ayuub Ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah laga dhigo guddoomiyaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in uu soo gabagaboobay kulamo ay lahaayeen madaxda sare ee dowladda oo ay go\u2019aan kaga gaaraayeen shaqsiga lagu bedelayo Cabdi Xaashi oo hada khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyo madaxweyne Farmaajo..<\/p>\n<p>Ra\u2019isal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Agaasimaha Hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin ayaa madaxweyne Farmaajo usoo jeediyay in fursad la siiyo Senator Ayuub Ismaaciil oo ay aaminsan yihiin in doorashada soo socota wax badan ka caawin karo xisbiga Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in Senator Ayuub Ismaaciil uu aqbalay inuu qabto xilka guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, waxaa lagu balamay sida aan xogta ku helnay in kulan toos ah uu dhex maro madaxweyne Farmaajo, Ra\u2019isal Wasaare Kheyre, Ra\u2019isal Wasaare ku xigeen Mahdi Guuleed, Agaasime Fahad Yaasiin iyo Senator Ayuub si qorshahaan uu u guuleysto.<\/p>\n<p>Senator-ka ayaa hada xubin firfircoon ka ah xisbiga dowladda ee dhawaan lagu dhawaaqay, waxaa xusid mudan in uu ku jiray 15 qof ee loo xil saaray ka shaqeynta aas aaska xisbiga.<\/p>\n<p>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa ka soo jeedo gobolka Awdal ee gobolada Waqooyi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147386\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"928\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo wadaa xilka guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare. Masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in Senator Ayuub Ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah laga dhigo guddoomiyaha Aqalka Sare. Xogta aan helnay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147387,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147385","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo wadaa xilka guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare. Masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in Senator Ayuub Ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah laga dhigo guddoomiyaha Aqalka Sare. Xogta aan helnay ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-24T08:23:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/\",\"name\":\"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-24T08:23:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg\",\"width\":512,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon","og_description":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo wadaa xilka guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare. Masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uu aqbalay in Senator Ayuub Ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah laga dhigo guddoomiyaha Aqalka Sare. Xogta aan helnay ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-24T08:23:15+00:00","og_image":[{"width":512,"height":382,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/","name":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg","datePublished":"2020-06-24T08:23:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Senator-Ayuub.jpg","width":512,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/senator-ayuub-ismaaciil-yuusuf-oo-ladoonayo-in-lagu-bedelo-cabdi-xaashi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf oo ladoonayo in lagu bedelo Cabdi Xaashi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147385"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147385"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147385\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147388,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147385\/revisions\/147388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}